Type Here to Get Search Results !

THE First chanpions league in 2024 in september

 caawa wacaa laciyaaray chanpions league kooha badan baa caawa bashalay  ku furtay bilow wanagsan  aan ku hor marno kooxda liverpool iyo ACmilan run ahaanti waa ciyaar weyn oo lawada sugaayay labadaan koohood xifaaltan baaa ka dhaxeysa aboodooda isku mid bey ahaan jirtay waxaa ay ciyaari jireen werar iyo werar celis lakiin haatan waa laka abood badan yahay oo waxaa abood badan kooxda liverpool  caawa gool baa lagu bilaabay kooxda liverpool ciyaarta bilow geeda saddeax daqiiqo hal goall laga dhaliyay waxaa ka dhaliyay ciyaar yahan lagu magacaabo pulisic  ballsee waa lagadiiday in ciyaarta sii hogaamiyaan werar baa nafta looga qaaday dad waa weyn ayaa garoonka joogay  oo usoo ciyaari jiray ACMILAN habeen kaan liverpool ayaa guul weyn ka gaartay kooxda ac milan

arne slot bilow chanpions league

habeen kaan garoonka dad waa weyn baa  joogay sida kaka ibrahim movic waxay daawa wa naheen ciyaarta ciyaar weyn bay aheed runtii lawada sugaayay marbaa laga yaab saday arne slot iyo kooxdiisa durbaba laga dhaliyay gool pulisic baa kadhaliya gool lakiin wiilka u dhashay france ee ka ciyaara difaaca cb liverpool ayaa goosha barejada keenay mari ayku jibiheen meel u dhaxeysa koornada iyo goosha  gakpo wiilka darbada dheer ee arnold kubad soo saaray ayaa la helay konate kadib shabaqa soo taabatay  waa gooshii barejada  daqiiqaii 23 ee ciyaarta goosha labaad koornada soo qaaday wiilka booskiisa uu yahay LB tsimikas ayaa madaxa qurux badan kadhaliyay kabtanka liverpool ee Virgil van dijk daqiiqadii 41 ee ciyaarta  














qiibtii hore ee ciyaarta saas ayay kusoo dhamatay nasashada kadib daqiiqadii 67aad ee ciyaarta waxaa ku bad fiican uu soo dhax dhigay laa cibka lagu magacaabo Gakpo kuna sii taabtay szoboszlai gooshii saddex aad  liverpool 3- 1 AC milan  waxaa guusha raacday liverpool  Willka reer Egypt  ayaa habeenkaas gool nasiib u yeelan waayay marar badanna biraha garaacay dadaal uma yareen ballse goosha ayaa diiday ciyaar toyga ugu fiican ee karoonka asigaa la siiyay waa mohamad salah 








waxaa baddel kusoo galay habeenkaas nuunes daqiiqadii 68 aad soogalay garoonka badalka jota  luis diaz 68 aad ciyaarta soogalay garoonka gakpo kabaxay garoonka gomez daqiiqadii 79 aad soogalay garoonka arnold kabaxay garoonka endo soogalay iyo ciyaar yahanka cusub  federico chiesa  90 garoonka soogalay mo salah kabaxay garoonka  chiesa ayaa ciyaar tiisii u horeysay uu u ciyaaro liverpool alisson waxaa uu yiri chiesa taba barka ayaan ku aragnay aad buu u fiican yahay waa laacib buu dhahay







 

Virgil van dijk caawa waxaa uu dhaliyey goo shisii saddex aad ee champions league wayahiisa 50 ciyaarood uu ciyaaray waana gooshii ugu horeyay arne slot intuu imaaday 

akhriste sidee u aragtaa qormadaan aan qoray maxase kabadalaa commentiga igu reeba aragtadiina

AFTER THREE SUCCESSIVE WINS TO START THE NEW PREMIER LEAGUE SEASON THE REDS FELL TO A LOSS AT ANFIELD

 KADIB seddex guul oo xiriir ah oo lagu bilaabay  xilli ciyaareedka cusub ee premier league  reds ayaa guul daro kala kulantay anfield iyadoo callub hudson odoi uu qiibtii labaad ee ciyaarta dhaliyey goolka guusha ee forest  sidaasna looga at kaaday liverpool waliba iyadoo joogto gurigeeda anfield  kooxda liverpool baalintii sabtiga ciyaar fiican ma aysan soo bandhigin guuldaradaan hatan soo gaartay waa ay uqalmeen ma aheen koox guul keeni karto hadii aan ku qiimeyno ciyaarteeda waxaa ay ciyaareen kubad aan natiija laheen xitaa basas kooda masaxsaneen kooxda dhaxdeeda isma fahansaneen mar hadii isfahan daro ay jirto guul lama gaari karo ru ahaanti sida ay ku socotay iyo sida haatan wax u dhaceen iskuma dhowa  waxaan ogaan jirnay kooxdaan oo gurigeeda abood ku leh laga wada baqo laakiin forest waxaa ay kadhigtay meel la aadi karo waliba lagu soo badinkaro inay tahay slot waa guul daradii ugu horaysay ee premier league  waliba asigoo gurugiisa joogo kooxda hagaa cusub iyo macalin cusub nasiib wacan laakiin waa koox weyn liverpool 







waxaan filayaa in waxaa kaliya  ee aan saamayn ku yeelanay ay aheed  kubbad haynta  sababtoo ah waxay ciyaarayeen kubbado dhaadheer marka hadii aad markaas dib usoo celiso kubbada waxaad u baahan tahay inaad dhaafto 11 ciyaartoy kubbad haysasho badan ayaanu haysanay  laakiin kaliya waaxaa aanu samaynay seddex ama afar fursadood oo aad u fiican sidaa darteed kuma fillan haddii aad haysato kubado badan  haddii aad wax badan u ciyaarto qaybtooda waxaan u baahanahay inaan wax badan kasii ficnaano kubada marar badan ayaanu ku luminay xaalado fudud taasi waa waxaan u maleynayaa sheekada ugu wayn ee ciyaarta kubad haysashada iyo kubada aan loo badaleynin gool saas waxaa dhahay aran slot 
















mideeda kalle mohamad salah kubad fiican ma uusan soo bandhigin waana iska caadi mararka qaar ciyaar yahanka waa ay kajiifan kartaa looma qabankaro inta uuqabto ayaa kabadan difaaca liverpool xitaa habeen kaas ma aysan atkeen slot wax badan ayaa kadhiman sidaan diyaar kuma ahan



 

ciyaarta kadib aran slot shirkiisa jaraa iid  ee daba socda ciyaarti forest iyo liverpool oo looga badiyay hal gool gurugiisa anfield slot wuxuu ku soo bandhigay go aan kiisa wixii khaldamay maalintaas iyo sida ay kooxdiisu uga jawaabi doonto ka hor kulanka champions league ee ACmilan habeenka talaadada round 1 17 bisha sebtember 2024 22:00 garoonka AC MILAN aran slot champions league waji fiican ma ugu furmi doonaa misa haatan kama hadleyno waa ciyaarta kadib iyo waxii aan hindhaheeena aan ku aragno 

akhriste sadee u aragtaa wararka ciyaarah aan soo gudbino fadlan nagala wadaag arigtidaada qiibta commentiga adigoo mahadsan

US RAPPER FATMAN SCOOP has died aged 53 after collapsing at his concert on Friday......

 Fatman scoop oo udhashay dalka maraynkanka  ayaa kugeeriyooday  isaga oo 53jir ah ka dib markii uu ku dhacay bandig faneed uu ku qabanayay  nin lagu magacaawo connecticut sida bbc-da u sheegay  wakiilkiisa  waxaa uu ku jiray kala badh  goobtii uu ku sugnaa park  center -ka ee magaalada hamden markii uu ku dul dhacay masraxa  duqa magaalada lauren gerrett ayaa qoraal  uu soo dhigay bartiisa  facebook ku sheegay in raabka  lagu qaaday isbitaal maxalli ah  oo loo qaaday ambalaas  laakiin hay addiisa ballanta ay siisay  bbc ku xaqiijisay dhimashadiisa  iyadoo sheegtay  in qofka NEW york u dhashay dhaxalka uu ku noolaan doono  iyada oo loomaraayo muusiggiisa  aan wakhtiga lahayn 





scoop wuxuu ahaa shakhsi laga jecel yahay adduunka muusiga kaas oo shaqadiisa ay jeclaayeen  taageereyaal aan tiro lahayn oo adduunka oo dhan ah afyeenka wakaalada  codkiisa astaanta u ah tamarta  faafa iyo  shaqsiyadiisa weyn ayaa calaamad  aan la tirtiri karin ku sameeyay warshadaha abaalmarinta baraha bulshada  qoyska scoop waxay sheegeen inuu ahaa nafta ifaysa  iftiinka masraha  iyo nolosha Fatman scoop kaliya ma aheen  ciyaaryahan  heer caalimi ah  wuxuu ahaa aabe walaal adeer iyo saxiib qoyskiisa ayaa yiri waxaa uu ahaa qosolka nolosheena il taagyeero joogto ah xoog iyo geesinimo aan kala go lahayn 


scoop oo magaciisa sharciga ah uu yahay isaac freeman ill ayaa lagu tiriyaa  inuu yahay shakhsi saameyn ku leh goobta hip hop ee magaalada new york 1990 meeyadii waxaa uu ka soo muuqday  heeso caan ah oo ay kamid yihiin  abaal marinta grammy ee ku guulaysatay xakameenta luminta  missy elliot iyo waa sidaan oo kalle by mariah carey scoop waxaa kalle oo uu caan ku yahay hurdadiisii ku dhufatay be aamin kaas oo markii hore la sii daayay 1099kii laakiin  waxaa uu helay guulo caalami ah 2003 isaga oo kasareeya jaantusyada ireland iyo uk  sanadkii labada kun iyo afartii2004 rapper-ka waxaa lagu soo bandhigay tahanayaasha tv -ga-uk chancers ee channel 4 kaas oo soo bandhigay fanaaniin hagaya hammiga fanaaniinta uk ee raadinaya inay guul ka gaaraan mareynkanka 






famaan scoop waxa kalle uu ka mid ahaa tartamayaasha celebrity  big brother 16 uk vs usa kaas oo lagu dajiyay uk oo lasii daayay 2015 waxaa uu ahaa gurikii saddexaad ee guriga lagasaaro








ninkaan shekadiisa waa ay dheertahy waxaan u sameynenaa part2 nala socda saxibiyaal 

Real madrid debut in the champions league 2024-25

 real madrid ayaa kulankii ugu horeysay ee champions league 2024-25 garoonka santiago bernabeu ku wajahaysa stuttgart  kooxda haysata horyaalka ayaa bilaabaysa difaacashada horyaalka tilaabada 17aaad  semtember saacada 9:00pm iyagoo wajahaya koox aysan waligood la kulmin tartamada yurub  sidoo kalle majiraan wax horudhac ah oo ay madridistas ku wajahayaan lille iyo brest [marti]ama salzburg kuwaas oo booqan doona bernabeu maalinta 7aad si loo dhimaystiro wajiga koowaad tartanka kooxda anceloti ayaa wajihi doona dad ay hore isku yiqiineen borussia dartmund kooxaha ka soo horjeeda finalka decimoquinta liverpool kooxaha ka soo horjeeda finalka decimocuarta iyo decimotercera milan oo ku guulaysatay todobo koob  oo yurub ah iyo atalanta oo eey wajaheen 14kii agoosto finalka super cup-ka yurub 


 

liiska wareegga koowaad ee champions league  kulanka 1aad realmadrid stuttgart talaado 17 sebtember  9:00pm kulanka 2aad lille realmadrid arbaca 2 oktoobar 9:00 galabnimo kulanka 3aad realmadrid  borussia dortmund talaado 22 oktoobar 9:00pm kulanka 4aad realmadrid iyo milan talaado 5 november  9:00pm kulanka 6aad liverpool iyo realmadrid arbaca 27 november  9:00pm kulanka 7aad atalanta iyo real madrid talaado 10 december 9:00pm kulanka 8aad realmadrid iyo salzburg arbaca22 janaayo 9:00pm kulanka9aad  brest iyo real madrid arbaca 29 janaayo 9:00 galabnimo









 

UEFA SUPER CUP real madrid iyo2-0atalanta  realmadrid 1-1 mallorca realmadrid 3 - 0 real valladolid  las palmas 1-1 real madrid  4koox ayaa lasoo ciyaareen ma aysan soo bandhigin ciyaar wanagsan sababtoo ah real madrid ciyaartooy fiican bay haysataa vini jr iyo kilyan mbappe halgarab bay isla dhelaan waxa lagu wareersan yahy sida ay u dheeli lahaayeen klyian mbappe 9 kama dheeli karo waayo nin kaan waxaa ku baranay kubad lasoo jiido urad dheer masaafa dheer oo lagudbo lkn haatan uma jeedno mbappe aan naqiinay oo oradka badnaa mideeda kalle seddaxda hore taagan xaasid bay isku yihiin kiiba kankalle marabo inuu caawiyo baas ma lahan  hadii aysan ansaloti wax kabadelin aad bay u liidataa real madrid rodriygo xanaaq ayuu bilaabay asiga xitaa msher yaro   

    WEERARKA REALMADRID waa ay jiifaan 
vinicius junior waxaa laga rabaa maadama uu garab yahay kubadda inuu keeno  uu baaso lkn anigaa keensanaayo anigaana dhalinaayo wax soconaayo ma ahan 

kylian mbappe waxaa lagarabaa oo waajib ku ah ofinuu iska ilaaliyo maadaama uu afka hore taagan ahy  si markasta kubada loo siiyo 

arda guler waxaa laga rabaa yerkaan kubada inuu raadsado si uu fursad u helo kylian mbappe 

rodrygo wuu xanaaq badan yahay horaan uma xanaaqi jirin lkn intuu imaaaday mbappe ayaa lagu arkay 

wll sidee u aragtaaa waxaa soo gudbiyo aragtidaada waa ii muhiim commentiga iigu reeb arag tidaada

news sports football team liverpool or team ipswich 17/08/2024

 news sports maanta kooxda liverpool iyo ipswich sacada africa 2:30 ayaa la ciyaaray waxay ku soo dhamaatay labo gool iyo ebar liverpool 2-0 ipswich  daqiiqadii 60 aad jota gool lasoo dhisay alexander arnold meel fiican buu soo dhigay mo salah ayaa helay waxaa loo dhigay kubad fiican joota wuu na dhaliyay  daqiiqadii 65aad ee ciyaarta mo salah oo saxiibkiis szoboszlai ka kaley kubad fiican goosha 2aad shabaqa ayuu dhaxdhigay bilow fiican bay halkeen








arone slot ayaa rikoor ka jabiyey shantaii macalin ee ka horaysay premier lesgue bilowgiis baa layiri waligood ma aysan badin arone slot haatan waa uu badiyay 2;0 dhiiri galin bay utahy iyo bilow fiican








mohamad salaha ayaa bar tilmaameedsaday xilli ciyaareed kalle ka dib markii uu qaab ciyaareed cajiib ah  soo bandhigay kulankii ay liverpool 2-0 ku garacday ipswich town  kulankoodii ugu horeeyay ee horyaalka  premier league  gool iyo caawin uu ka helay lumbarka 11aad  ayaa reds ku hogaamiyay guul ay ku gaareen portman road sabtidii qadada iyadoo salah markii ugu horeysay shabaqa ku hubsaday diogo jota ka hor inta uusan wax gool ah iska dhalin 








ciyaar yahanka reer masar ayaa ku dhawaaday inuu rikoor cusub u dhigo goolasha uu dhaliyay maalintii ugu horeysay ee ololaha premier league isagoo sagaal gool dhaliyey  isagoo ka sare maray frank lampard wayne roonay iyo alan shearer munaasabadda kulankiisii 350 aad ee kooxda 

aad bay u adkeyd maanta in cadaalad lasameeyo cimiladu runtii  maanta waa waa diirimaad laakiin waa koox adag  waana ku faraxsanahay inaan badinay kulanka maanta mar welba waan ku faraxsanahay inaan u sameeyo farqiga kooxda taasi waa waxa ugu muhiimsan in kooxdu ay badisay ciyaarta marka waxaan u baahanahay keliya inaan sii wadno  guusha marka la eego hadiin ay adag tahay in la wajaho koox cusub oo la dalacsiiyay 

haa xaqiiqdii marka ay guriga ku ciyaaraan gaar ahaan aad bay u adag tahy ciyaarta ugu horaysa  ee xilli ciyaareedka dadwaynaha ayaa had iyo jeer kor u kaca oo mar walba hore ayay u riixaan aad ayay u adag tahay waan ogeyn in ciyaarta ka hor waxaan u ciyaarnay sanado badan hadda premierr league in aan u helno khibradaas markaa haa waxaanu fileynay ciyaar adag






 

magaranaayio waxaan rajeynenaa inaan sidaan ku sii socon doono inta lagu jirro xilli ciyaareedka oo dhan kaliya ma ahan ciyaarta ugu horaysa waxaan isku dayaa inaan caawiyo kooxda mar welba waxaa ugu muhiimsan waa in kooxda ay badiso ciyaarta had iyo jeer waxaan ku faraxsanahy inaan dhaliyo goolal iyo inaan bixiyo caawimaad  markaa waxan u baahanahy inaan sii wado  

kaas waxaa u ahaa mohamad salah 


NEWS real madrid 14/08/2024

 president florentino perez ayaa waraysi uu siiyay tvga realmadrid  kadib markii uu ku guuleystay koobkii european super cup ee warsaw aad ayaan  u faraxsanahay  waxaan hadda  bilaabaynaa  xilli ciyaareedka  waa horyaal kii ugu horreeyay  ee aan ku guulaysano tani waxay nagu dhiirigelineysaa inaan samayno intii karaan keena ah waxay na siin doontaa tamar  xilli sida aan wada ognahay ay noqon doonto aad u adag







 

klyian mbappe kulankiisii ugu horeeyay xaqiiqada ah in mbappe uu kulankiisii ugu horeeyay u saftay shaadhka realmadrid isaga oo dhaliyey gool waxaa ay siinaysaa kalsooni badan si uu xili ciyaareed fiican u qaato aad ayuu u faraxsan yahay  markii uu bilidiisii qaatay wuu farxay  ma fududa  in aad gool dhaliso kulankaagii ugu horeeyay ee real madrid  waxaa uu sameeyay billow fican 









jude bellingham ayaa loo doortay mvp finalka european super cup ciyaaryahanka ingiriiska ah ayaa ciyaaray 88 daqiiqo  qeybtii labaad  ee ciyaarta si fiican ayuu u caawiyay mbappe ciyaartii 2-0 ee ciyaarta ku soo xirtay ma daneeyo meesha aan ka ciyaaro sidoo kalle  ma uusan ahayn sanadkii hore manta waxaan u yara dhacay bidix laakiin kubada cakta ayaa socota  waxaan ku dareemayaa raaxo boos kasta si aan u caawiyo kooxdayda  way fududahay in goolal la dhaliyo  hadii aan u ciyaaro meel u dhow goolka kooxda iga soo horjeeda laakiin malaha xili ciyaareedkan waa inaan la qabsado aniga







bellingham waxaa uu yiri mar u wax laga waydiiyay mbappe waa wax cajiib ah horta sidaas ayey iigu muuqatay laakiin hada oo aan la ciyaari karo waxaa aan arkayaa tafaasiilkiisa xawligiisa tayadiisa iyo sida uu u shaqeeyo waa hogaamiye  garoonka dhaxdiisa dadku waxay kasheekaynaayeen inuu imaanaayo muddo dheer marka waxaad mooddaa  inuu in badan nala joogay  

waxaa la waydiiyay mafileysay inaad ka caawin doontid gool kiisa ugu horeeyay mbappe

haa buu yiri waan filaayey dabcan waa ciyaar yahan awood u leh inuu gaaro shabaqa had iyo jeer wax wanaagsan ayuu u qabtaa kooxdiisa markalle ayuu manta sameyay aad ayay u fiican tahay inaan ka qayb qaatay goolkiisii  ugu horeeyay  waxaana rajeynayaa inaan siiyo wax kabadan hal caawin inta kadhiman xili ciyaareedka







mbappe waa werar yahaan argagax badan orad badan goosma badan darbadiisa ay xoogan tahy ay adag tahay ku badiisa in laqabto 

vivi jr  waa fanaan waa garab difacyada wareesan karo neef haayo yaqaano sida garab loo jabsado loona soo dhaxdhigo gubada 

bellingham waa dhax argagax badan hindhahiisu ay furan yihiin caawin badan 90daqiiqo dheeli karo kubadiisa ay ku raxaystaan taag yeerayaasha

rodrygo sadoo kalle intaan kama yaresto waa ciyaar yahan la celin karin dhalin kara caawin kara lagaraneynin meel uu kaaga imaaday xirfad leh 

when will be open the premier league

 waxaa socda saad og tihiinba ciyaaraha saxibtinimo iyo isku diyaarinta premeir league waxaynu sugaynaa  team kasta iyo badhig giisa







bilowga premeir league waa 16 bisha aug 2024 maalin jimco sacadu waa 22;00 haben nimo ah farst game ama round one waxaa ciyaaraya man united iyo fullham garoonka old trafford

1 man city waa tiimka ko aad ee sanad kasta tartama kuna guu leysta kabka premeir league







sanadkan 2024 iyaga qaaday kabka sidaas darteed waxaan dhihi karnaa teamka oo is fahansan macalinka o taa tikidiisa sareysa qibrad dheer iyo nasiibka o u hiiliya balse siisan kaan cusub haatan lama qiimeyn karo   ma ahan kasoo qiib galyaal o keliya ee waa tartamayaal ku guu leysta kaabka  

arsenal waa teamka 2aad ee premeir league ugu abooda badan markasta meel fican bay i maadan aboododa ayey ku imaadan waa team markasta tar tama yaal ah blse nasiibka ayaa  u diidaya sabab too ah sama final aya laga kor maraa markasta 1point iyo wax lamid ah ayaa looga qadaa sidaas aawgeed ma dhihi karno tar tamayaal ma ahan  ku badooda aad bay u fican tahay werarka dhaxda iyo difacyada oo shub ah macalinka qibradiisu ficantahy qaabka u dheelaayo






3 tartamayaasha 3aad ee premeir league haatan la joogo waa liverpool run ahaanti iyaga xitaa ma yareystaan ee waa tartamayaal markasta imaada meel fican kuna socda howli balse natiija ayaa la isku dhaafay kooxda waa wada werar kan difaca taagan iyo kan horay taaganba waa isku mid bilow ilaa dhamaadka ciyaarta werarkoda kala joogsi ma lahan kooxdi ka hor imaada tarikh bay udhiga yaan balse siisan kaan cusub klop majoogo teamkan taba bare cusub ayaa hogaaminaya bandhigooda iyo macalin kaan cusub qaab ciyaa reedkisa lama garanayo in la arko moyee blse waxaan aragnay ciyaar saxdib tinamo oo dhax martay liverpool iyo arsenal waxay ku soo dhamatay 2gool iyo 1gool liverpool ayaa badisey 







macalin kaan cusub ee slop ayaa lagu arkay ciyaarti klop ciyaar ka duwan kubad degan baas leh wax yer dhoola tus ah waan aragnay balse wali lama dhihi karo macalin kaan waa saan qaab ciyaared kiisa waxba lagama sheegi karo 



mo salah and macalin slop



mo salah waa ciyar yahan khib radiisu sareyso garab dhimays tiran spiid leh gali karo baasi karo mas kaxdiisu ay dhambalan tahay wali ma uusan damin oo waxaa laga arkayaa bandhigiisa mar kasta waa halis aan aragno siisan kaan cusub waxaa uu la imaan doono

saxibiyaal waa naga intaas falan qenta premear league