qiso cajiib ah ku sabsan walidka
unoqo walidkaa baari hooyo iyo aabe 2 daada walid marnaba kama go ayso wayo iyaga ku dhaly kusoo koriyay markasta waxaa tahy wiil kodii ama gabadhodi xalad kasto aad ku sugan tahy waa labadaadi tiir waladintada baari u noqo bari hada tahy wad gulasaneysaa adun iyo akhiraba waxaad noqonasaa qof wax kasta loo fudadeyey hanoqoto shaqada hanoqoto guurka ciyaal xaas fican o lahelo hadi aad caasi tahy waxii aad dhashay baa nafta ku kenaya si aad u hesho caruur baari ah marka hore adiga u noqo walidka baari qofkasta wuu og yahy waxii aad kasbato o aad shaqeysato ayaa ku horyaala qisa cajiib ah ayaa jirta kuna sabsan walidka waxay aheed sadatan aabe ayaa dhaly wiil wuu soo koriyay wuu wenaday aabahii da, buu noqoday aragana wuu belay o amoole ama hindhoole buu noqoday halkaas wiil buu ifka kafiir sadaa asiga ayaa wax welba u ah waxaa dhacday maalin malmaha ka mid ah arin fol xun wiil kii aabahii gacanta ayuu kaqabtay meel fok cidla ah ayuu geyey kadibna wuu kasoo tagy asigoo hindole ah wayeel ah cid ladaas joogo waxa u dhahy aabe halkan fadhiso wan kusoo labanaya waxaa u raby inuu sidas uga tago wuu kaduntay aabahii wuu qaliyey wiil keygii i kaali aabe macaan asigoo sidaas leh baa bahalo cunay sabna unoqday wiilkii allh naga badbadiye bes wiil kii reer ayuu yeshay muda kadib hal wiil baa lodhlay asna waxaa u noqday muda kadib hindaha baa wax uga dhacy sadii buu amole ku noqday waxaa lajoogo wiil kiis o kali ah meshii ay kunolayeen baa wax kadhacy waxay damceen inay meel kalle u guraan madama meshii deegan koda ahaa abni daro soo wajahday kadib way gureen waa labadoodi o kali ah marki ay gareen meel saxaro ah kuleel ah cidla ah bahalo galeen ah hadii quraxdu ay dhacdo bahal ma ogii wax kalle la arkeynin wiilki waxaa u dhahy abo wax yer issug waan kusoo labanayaa inta i fadiso meshii asoo fadhiyo ayuu ka daqaqay halkii ayuu kudhintay oon iyo gaajo ayuu u dhintay wiilki mudo kadib asigoomaraayo wado baa kahor imady oday waa yeel ah way isla hadleen odaygii wiilki wxuu ku yiri wilkeyga yaaa kudhalay adiga wuu u shegey wiilki kadib o daygii wan ku gartay sax aabaha aaway bu dhahy wiilki waxaa u ku yiri adeer aabe wuu dhintay waliba anagoo gurayno aday gii wu isku naxay wiilkeygii awoowahaa xitaa sidaas ayuu ku dhintay waliba meel sahara ah allah u naxaristo hindhole ayuu ahaa wiilki ayuu yari adeer awoowahy hindhole mu ahaa adaygii haa bu dhahy wiilki wuu yabay wuu isla hadlay awoowaha waxaa u dhintay asigoo wayel ah hindhole ah islasadii ayuu ku dhintay abahaa wuu fikiray wuu daremay inay wax un jiraan ileen asigaa sabab u ah gerida aabahii qisadan wiilkan ayaa kashekeyey wayna dheer tahy ha