news sports premier league
premier league ugu dambeen waa uu soo dhamaday waxaa qaday man city
man city waa koox abood leh xili ciyaared kan qof kasta o yaqana sports ka mafileyn sanadkan inay qadayso kabkan man city wayo horay uma dhicin koox 4 jeer isku xiggta qaday premier league waa wax cusub mali dhihi karaa kooxda ugu abooda badan premier league gar ahaan 4tii sano u dambeysay wax yer ma ahan 4 sano o xiriir ah in laqaado kaabkan misa nasiib waaye ma oran karnaa sabab too ah man city sanadkan uma muuqan inay kuguu laysan karto kabkan xitaa macalin ka ayaa karajo dhigay mar uu hadlaayey pep guardiola waxaa uu yiri anaga sanadkan manogan karno kuwa ugu cadcad run ayuu shegay markaas arsenal iyo liverpool ayaa ka horaysay oo man city 3aad ayaa ku jirtay citaa ciyaar toyda midkamid ah ayaa hadlay waa bernardo silva waxaa uu yiri anaga sanadkaan uma maleyneyno kabkaan inaa ku guu laysan karno nasiibka hadii uu na saacido masheegin ayuu dhay 100kiiba 50 nasiib ayaan oran karnaa hambalyo man city fans waad gulaysateen rikoor cusub baad dhigteen macalin fican baad qab tiin o maskaxleh
news kalle waxaa ay shegayaan macalin glopp inuu macsalameyey kooxda liverpool run ahaan tii sifican baa loo sagootiyey ciyaar toyda qaar waa ay ilmeyeen sida arnol iyo van dijk macalin kloop waxaa uu so dhaweyyey macalinka cusub ee liverpool bedelka kloop asigoo ku dhawaaqayo maclinka cusub magaciis arne slot la la lala waa faniy macalinkaan
isla liverpool ayaan wali ku jirnaa thiago alcantara o macsalaameyey kooxda liverpool ciryahankan waxaa uu kadhelaa numbber 6aad d,diisuna waa 33 sano by by
Nasiib
ReplyDeleteBay bay maclin klp thiago by Liverpool fans
ReplyDeleteMan City fans yes yes
ReplyDelete