US RAPPER FATMAN SCOOP has died aged 53 after collapsing at his concert on Friday......
Fatman scoop oo udhashay dalka maraynkanka ayaa kugeeriyooday isaga oo 53jir ah ka dib markii uu ku dhacay bandig faneed uu ku qabanayay nin lagu magacaawo connecticut sida bbc-da u sheegay wakiilkiisa waxaa uu ku jiray kala badh goobtii uu ku sugnaa park center -ka ee magaalada hamden markii uu ku dul dhacay masraxa duqa magaalada lauren gerrett ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa facebook ku sheegay in raabka lagu qaaday isbitaal maxalli ah oo loo qaaday ambalaas laakiin hay addiisa ballanta ay siisay bbc ku xaqiijisay dhimashadiisa iyadoo sheegtay in qofka NEW york u dhashay dhaxalka uu ku noolaan doono iyada oo loomaraayo muusiggiisa aan wakhtiga lahayn