Type Here to Get Search Results !

when will be open the premier league

 waxaa socda saad og tihiinba ciyaaraha saxibtinimo iyo isku diyaarinta premeir league waxaynu sugaynaa  team kasta iyo badhig giisa







bilowga premeir league waa 16 bisha aug 2024 maalin jimco sacadu waa 22;00 haben nimo ah farst game ama round one waxaa ciyaaraya man united iyo fullham garoonka old trafford

1 man city waa tiimka ko aad ee sanad kasta tartama kuna guu leysta kabka premeir league







sanadkan 2024 iyaga qaaday kabka sidaas darteed waxaan dhihi karnaa teamka oo is fahansan macalinka o taa tikidiisa sareysa qibrad dheer iyo nasiibka o u hiiliya balse siisan kaan cusub haatan lama qiimeyn karo   ma ahan kasoo qiib galyaal o keliya ee waa tartamayaal ku guu leysta kaabka  

arsenal waa teamka 2aad ee premeir league ugu abooda badan markasta meel fican bay i maadan aboododa ayey ku imaadan waa team markasta tar tama yaal ah blse nasiibka ayaa  u diidaya sabab too ah sama final aya laga kor maraa markasta 1point iyo wax lamid ah ayaa looga qadaa sidaas aawgeed ma dhihi karno tar tamayaal ma ahan  ku badooda aad bay u fican tahay werarka dhaxda iyo difacyada oo shub ah macalinka qibradiisu ficantahy qaabka u dheelaayo






3 tartamayaasha 3aad ee premeir league haatan la joogo waa liverpool run ahaanti iyaga xitaa ma yareystaan ee waa tartamayaal markasta imaada meel fican kuna socda howli balse natiija ayaa la isku dhaafay kooxda waa wada werar kan difaca taagan iyo kan horay taaganba waa isku mid bilow ilaa dhamaadka ciyaarta werarkoda kala joogsi ma lahan kooxdi ka hor imaada tarikh bay udhiga yaan balse siisan kaan cusub klop majoogo teamkan taba bare cusub ayaa hogaaminaya bandhigooda iyo macalin kaan cusub qaab ciyaa reedkisa lama garanayo in la arko moyee blse waxaan aragnay ciyaar saxdib tinamo oo dhax martay liverpool iyo arsenal waxay ku soo dhamatay 2gool iyo 1gool liverpool ayaa badisey 







macalin kaan cusub ee slop ayaa lagu arkay ciyaarti klop ciyaar ka duwan kubad degan baas leh wax yer dhoola tus ah waan aragnay balse wali lama dhihi karo macalin kaan waa saan qaab ciyaared kiisa waxba lagama sheegi karo 



mo salah and macalin slop



mo salah waa ciyar yahan khib radiisu sareyso garab dhimays tiran spiid leh gali karo baasi karo mas kaxdiisu ay dhambalan tahay wali ma uusan damin oo waxaa laga arkayaa bandhigiisa mar kasta waa halis aan aragno siisan kaan cusub waxaa uu la imaan doono

saxibiyaal waa naga intaas falan qenta premear league












Comments