manta waxaan kahadleynaa arimaha guurka
guurka waa wax aad ufican marki lagan fiirsho haga dhorsananta wajbina kuguma ahan
1 waxaad tahy qof dhiln yaro ah ama shaqeysto maxaa kudiday inaad guur sato wayo biniadam
baa tahy damac baad ledahy qof ka muslim ka ah na waxaa ka xaraan naag uusan qabin ama nin ku qabin o xalaal ku aheen inaat la sammeyso gogol ama zano marka adiga qof weyn baa tahy waxaad u bahantahy inaad ka fikitrto aduun iyo akhiro wayo muslim batahy masameen kartid sida aysameyaan gaalada iyaga diin ma lahan uma noolan kartid sida ay unool yihiin iyaga
2 intaas u dhan kasoo tak sooma rabtid inaat dhasho ama laguu dhali caruur
3 soma rabtid inaad aabo noqotid waliba sharaf leh wayo hadii aad dhahdo intaa dhalin yaroo ahy waxaa rabo sameynaa markaa 40san gaaro baan toos u guur sanayaa sub xana allah abahaas sharaf malahan e waxaa sharaf leh qofka dhowrsan marka uu qangaaro o allah wax siiyo inuu guur sado ama uu soomo lkn dhalin hada jirto waxay ku leyihiin hada masuu lid ma qaadi karo o hadii dan qadi karin kuuma banaana zano inaad sameyso
4 ilaali sharafta waalid kaaga wiilow ama gabarey wayo hadii aad ilaa liso way sii jireysaa lkn hadaa dan ilaalin waydumaysaa marka halumin sharafta si ay usii jirto
hadi aad wanaag sanato waxaad haleysaa wax wangsan
wanaga waxaa laga wadaa xaraanta kahar xalasha cun kahar waxa u allah karebey
M.a
ReplyDeleteSays miyaa
ReplyDeleteMahadsanid walalka
ReplyDeleteWahbaan ka faidnaay
Noso baadi adigu mahadsan🤍👈