Type Here to Get Search Results !

manta waa malin kalle qabiil qaran ayaa karoon

qabiil qaran ayaa karoon

                

anaga hadanunahy somaliya qaranka waxaan ka jecel nahy qabiilka  waa mida aan halkan nadhigty sanadka 2024 

dalkeenya somaliya mar halada uu ku jiro  sanadkan 2024 yacni hormar intee la eg ayaan  garnay 

1 dalkeenu nabad miyaa    2dadkeenu qaran miyaa yacni dad is racsan o mid ah miyaa misa dad iga dhaxdoodu iscuna  manta dowladaha deraskeena ah  xitaa lama tartami karno  iska d.a wax  kalle dalkeenu lacagta  lagu isticmaalo yaa iska leh anaga maa leh aaw lacagteenu aawy  lacagta somaliyeed 

  qabiil ayaa halkaaa nadhigay anaga isku mash quulsan o waxaan isku dagaalna qabiil qabiil reer hebal anaga leh halkan  somalia soo hal dal mahan  🙏🙏🙏🙏calanka cawaale sookama wada dhaxeeyo 

maamul gobaleed kasta hada waxay aamin sanyihiin inay dowlad noqon karto  calamadan tirada badan ee dalkeenu leyahy  ama anaga aan sameysany xageen u wadnaa ileen anaga hal calin ayaan lenahy wana cawaale misa waxaanu nahy dal calamada sosara o ka ibiya wadamada kalle ileen wax kalle o aan sosarno uma jeedo anoo africa uga sareeno ayaa hadan uga lidana  

bal fiiriya anagoo joogno ayaa badeenu  lasoo howeystay midaasna ana sabab u ah  

intan iska deynu qabiil hada ma midownaa sida ku wii naga horeyey mid u ahaayeen