liverpool coach is a good coach aran slot 2024
kooxda liverpool oo hagagaan laga yaaban yahay qaab ciyaareed kooda sida isuga duuban yihiin isku raac san yihiin qof kasta ayaa ka yaaban kooxda liverpool kooxdan macalin cusub ayaa u imaaday waa aran slot dee qof kasto oo ciyaaraha wax ka yaqaano waxaa u maleynaayay inay kawareeri doonto labo kubadood isku dhufsan waayaan maadaama katagay macalin kooda ay jeclaayeen waa klop bee hagaangan kii ka horeeyay waa tii kooxda oo sifiican u socota premiar league iyadoo kaalinta kow aad ku jirto ayaa macalin sheegay inuu bixi doono kooxdii oo dhan halmar ayay dantay guul daro joogto ah isku raacday waliba iyadaa aheed kooxda ugu cadcad oo kuguuleysan karta horyaalka qaadi kartay kaabka niyad jab ayaa kudhacay sidaas ayay ku wayday kaabka man city oo markaas ku jirtay kaalinta 3sedaxaad arsenal ay ku jirtay kaalinta labaad markii ay kuftay liverpool arsenal na way guul dareysatay waxaa meshaas fursad ugu soobaxady kooxda man city wayna ka fa ideysatay sidaas ayay ku qaaday man city kabka aan ka gudubno haatan hogaanka horyaalka engiriiska iyo champions league hogaankiisa haatan waa liverpool
macalin aran slot waa macalinka cusub ee liverpool oo hindaha caalamka ay hayeen kuna cusbaa horyaalka primear league haatan laga yaa banyahay bandhigiisa qaabciyaareedka uu la imaaday dadbadan ay sugaayeen misana u maleynaayeen inuu ku fashilmidoonno kooxdaan laakiin muxuu sameyay wax macalimiinta liverpool soo wada martay wax aysan sameyn ayuu sameyay 7 todoba ciyaarood oo xiriir ah ayuu badiyay haatan lajoogo 10 toban kabadan ayuu dheelay halmar ayaa laga badiyay halna bareejo marka macalinkaan waa laga wada foqay mucaaradkii sugaayay fashilkiisa way guul dareysteen asigana guushiisa ayuu wataa anigana waxaan leeyahay horey usoco
kooxda liverpool iyo isbadelkeeda run ahaanti kooxdan horey ayay udhisneed waxay aheed koox derbi ah
werarbadan gool aan laga celinkarin hadii gool lagu leeeyahay xitaa ma niyad jabaan werarka ayay xodan ka yihiin
aran slot kooxda markuu imaaday ciyaartoy looma soo gadin ninkaan sbitaaleyga ah oo boosna kahaysan liverpool waa federico chiesa sidaas aytahana waxay latartantaa kooxa wada laacibin lookeenay sida chelsea iyo man united kooxdan waa koox dhisan slot waxaa uu dhahay mar lawaydiiyay wareaysi laga qaadaayay sloodow maxaa sooqadan arbtaa ciyaartoy sida number 6 sigs iyo dhaxda waxaa uu ku jawaabay haatan wax aan soowadno malahan wana arkeynaa maamulkeena waxay noo keenaan hadii nookeeni weyaanna waacaadi oo ula jeedo waxaan haysanaa koox fiican oo dhisan wana ku kalsoonahay waxaa uu yiri macalin klop ayaa dhaxal fiican iga tagay asoo ula jeedo kooxdhisan ayuu igu wareejiyay waana run anagaa uwada jeedno laakiin waxbadan ayuu kabadalay slot kooxada sida nambar lix asigoo ubahan hadana wuu kamaarmay wuu ismaareyay difaaca sanadkii horre iskuma toosneen laakiin haatan waa is hastaaan difaaca wuu dhisay macalinka
The best ticher
ReplyDelete