NEWS real madrid 14/08/2024
president florentino perez ayaa waraysi uu siiyay tvga realmadrid kadib markii uu ku guuleystay koobkii european super cup ee warsaw aad ayaan u faraxsanahay waxaan hadda bilaabaynaa xilli ciyaareedka waa horyaal kii ugu horreeyay ee aan ku guulaysano tani waxay nagu dhiirigelineysaa inaan samayno intii karaan keena ah waxay na siin doontaa tamar xilli sida aan wada ognahay ay noqon doonto aad u adag
klyian mbappe kulankiisii ugu horeeyay xaqiiqada ah in mbappe uu kulankiisii ugu horeeyay u saftay shaadhka realmadrid isaga oo dhaliyey gool waxaa ay siinaysaa kalsooni badan si uu xili ciyaareed fiican u qaato aad ayuu u faraxsan yahay markii uu bilidiisii qaatay wuu farxay ma fududa in aad gool dhaliso kulankaagii ugu horeeyay ee real madrid waxaa uu sameeyay billow fican
jude bellingham ayaa loo doortay mvp finalka european super cup ciyaaryahanka ingiriiska ah ayaa ciyaaray 88 daqiiqo qeybtii labaad ee ciyaarta si fiican ayuu u caawiyay mbappe ciyaartii 2-0 ee ciyaarta ku soo xirtay ma daneeyo meesha aan ka ciyaaro sidoo kalle ma uusan ahayn sanadkii hore manta waxaan u yara dhacay bidix laakiin kubada cakta ayaa socota waxaan ku dareemayaa raaxo boos kasta si aan u caawiyo kooxdayda way fududahay in goolal la dhaliyo hadii aan u ciyaaro meel u dhow goolka kooxda iga soo horjeeda laakiin malaha xili ciyaareedkan waa inaan la qabsado aniga
bellingham waxaa uu yiri mar u wax laga waydiiyay mbappe waa wax cajiib ah horta sidaas ayey iigu muuqatay laakiin hada oo aan la ciyaari karo waxaa aan arkayaa tafaasiilkiisa xawligiisa tayadiisa iyo sida uu u shaqeeyo waa hogaamiye garoonka dhaxdiisa dadku waxay kasheekaynaayeen inuu imaanaayo muddo dheer marka waxaad mooddaa inuu in badan nala joogay
waxaa la waydiiyay mafileysay inaad ka caawin doontid gool kiisa ugu horeeyay mbappe
haa buu yiri waan filaayey dabcan waa ciyaar yahan awood u leh inuu gaaro shabaqa had iyo jeer wax wanaagsan ayuu u qabtaa kooxdiisa markalle ayuu manta sameyay aad ayay u fiican tahay inaan ka qayb qaatay goolkiisii ugu horeeyay waxaana rajeynayaa inaan siiyo wax kabadan hal caawin inta kadhiman xili ciyaareedka
mbappe waa werar yahaan argagax badan orad badan goosma badan darbadiisa ay xoogan tahy ay adag tahay ku badiisa in laqabto
vivi jr waa fanaan waa garab difacyada wareesan karo neef haayo yaqaano sida garab loo jabsado loona soo dhaxdhigo gubada
bellingham waa dhax argagax badan hindhahiisu ay furan yihiin caawin badan 90daqiiqo dheeli karo kubadiisa ay ku raxaystaan taag yeerayaasha
rodrygo sadoo kalle intaan kama yaresto waa ciyaar yahan la celin karin dhalin kara caawin kara lagaraneynin meel uu kaaga imaaday xirfad leh
Comments
Post a Comment