Type Here to Get Search Results !

sports news spain and germany

ciyaraha euro ga cabsi cabsi waye sabab too nah xalay wad arkeyseen spain iyo germany ciyaaarta so bandhigeen werar iyo werar celis bay aheed lkn guusha waa hal dhinac horaa waxaa loo yiri guul laba qof qof o tartama kama wada qosliso gar iyo gardaraba spain way soo baxday germany wuu haray ciyaarta qiimaha badneed waxy kusoo dhamatay  spain2 gool germany 1gool 






  •  wararka qaar waxay shegeyaan  ciyaar toyda nadiga madriid iyo qaranka  spain ayaa usii sheegay before inta ciyaarta aysan dhicin ka hor waxay dheheen kroos sxp wad ka fadhisan dontaa ciyaaraha lasta game anaga ayaa nala dheeli dontaa bay dhaheen germany wuu haray karoos qaran kiisa wuu haray sidaas darteed karoos waa u fadhistay dhamaan ciyaaraha o dhan







      lamine yamal ciyaartoygan da.da yer ee reer spain ayaa  marwelba garoonka mucgiso kusoo bandhiga da diisu waa 16jir dadka ciyaaraha falan qeeya waxaa ay dhaheen  cunugan waxaa dhabarka kasoo dhar baxay leo mise    leo waxaa la dhahaa hadi aad qabato ama 5qof ku racatan wuu kugu basaya hadii aad fursad yer siisana wuu kaa dhalinaya cunu gaan yer  ee yamaal waa nocaas wuu caawineyaa misa wuu dhalinaya wax yer dhalintiisa ayaa yer hadii uu koro xaga maskaxda iyo xaga da daba wuu miisi yooweyaa 


      isla halay ciyaar kalle ayaan dhacday oo u dhaxaysay portugal iyo france run ahaanti aniga ma aanan daawan balse qolada ciyaaraha falanqesa ayaa waxaa ka maqlay iga oo dhahayaan aad uma kuleen caajis bay aheed sidaas darteeed waxay isla gareen rigoole ama pinelty  wadanka france wuu soobaxy portugal wuu haray mastar lama joojiye k ronaldo ayaa laga reebay asigoo eurogan wax gool ah uusan dhalin binalty hadi laga reebo 

      Comments