AFTER THREE SUCCESSIVE WINS TO START THE NEW PREMIER LEAGUE SEASON THE REDS FELL TO A LOSS AT ANFIELD
KADIB seddex guul oo xiriir ah oo lagu bilaabay xilli ciyaareedka cusub ee premier league reds ayaa guul daro kala kulantay anfield iyadoo callub hudson odoi uu qiibtii labaad ee ciyaarta dhaliyey goolka guusha ee forest sidaasna looga at kaaday liverpool waliba iyadoo joogto gurigeeda anfield kooxda liverpool baalintii sabtiga ciyaar fiican ma aysan soo bandhigin guuldaradaan hatan soo gaartay waa ay uqalmeen ma aheen koox guul keeni karto hadii aan ku qiimeyno ciyaarteeda waxaa ay ciyaareen kubad aan natiija laheen xitaa basas kooda masaxsaneen kooxda dhaxdeeda isma fahansaneen mar hadii isfahan daro ay jirto guul lama gaari karo ru ahaanti sida ay ku socotay iyo sida haatan wax u dhaceen iskuma dhowa waxaan ogaan jirnay kooxdaan oo gurigeeda abood ku leh laga wada baqo laakiin forest waxaa ay kadhigtay meel la aadi karo waliba lagu soo badinkaro inay tahay slot waa guul daradii ugu horaysay ee premier league waliba asigoo gurugiisa joogo kooxda hagaa cusub iyo macalin cusub nasiib wacan laakiin waa koox weyn liverpool
waxaan filayaa in waxaa kaliya ee aan saamayn ku yeelanay ay aheed kubbad haynta sababtoo ah waxay ciyaarayeen kubbado dhaadheer marka hadii aad markaas dib usoo celiso kubbada waxaad u baahan tahay inaad dhaafto 11 ciyaartoy kubbad haysasho badan ayaanu haysanay laakiin kaliya waaxaa aanu samaynay seddex ama afar fursadood oo aad u fiican sidaa darteed kuma fillan haddii aad haysato kubado badan haddii aad wax badan u ciyaarto qaybtooda waxaan u baahanahay inaan wax badan kasii ficnaano kubada marar badan ayaanu ku luminay xaalado fudud taasi waa waxaan u maleynayaa sheekada ugu wayn ee ciyaarta kubad haysashada iyo kubada aan loo badaleynin gool saas waxaa dhahay aran slot
mideeda kalle mohamad salah kubad fiican ma uusan soo bandhigin waana iska caadi mararka qaar ciyaar yahanka waa ay kajiifan kartaa looma qabankaro inta uuqabto ayaa kabadan difaaca liverpool xitaa habeen kaas ma aysan atkeen slot wax badan ayaa kadhiman sidaan diyaar kuma ahan
ciyaarta kadib aran slot shirkiisa jaraa iid ee daba socda ciyaarti forest iyo liverpool oo looga badiyay hal gool gurugiisa anfield slot wuxuu ku soo bandhigay go aan kiisa wixii khaldamay maalintaas iyo sida ay kooxdiisu uga jawaabi doonto ka hor kulanka champions league ee ACmilan habeenka talaadada round 1 17 bisha sebtember 2024 22:00 garoonka AC MILAN aran slot champions league waji fiican ma ugu furmi doonaa misa haatan kama hadleyno waa ciyaarta kadib iyo waxii aan hindhaheeena aan ku aragno
akhriste sadee u aragtaa wararka ciyaarah aan soo gudbino fadlan nagala wadaag arigtidaada qiibta commentiga adigoo mahadsan
Soobadi
ReplyDelete