Type Here to Get Search Results !

THE First chanpions league in 2024 in september

 caawa wacaa laciyaaray chanpions league kooha badan baa caawa bashalay  ku furtay bilow wanagsan  aan ku hor marno kooxda liverpool iyo ACmilan run ahaanti waa ciyaar weyn oo lawada sugaayay labadaan koohood xifaaltan baaa ka dhaxeysa aboodooda isku mid bey ahaan jirtay waxaa ay ciyaari jireen werar iyo werar celis lakiin haatan waa laka abood badan yahay oo waxaa abood badan kooxda liverpool  caawa gool baa lagu bilaabay kooxda liverpool ciyaarta bilow geeda saddeax daqiiqo hal goall laga dhaliyay waxaa ka dhaliyay ciyaar yahan lagu magacaabo pulisic  ballsee waa lagadiiday in ciyaarta sii hogaamiyaan werar baa nafta looga qaaday dad waa weyn ayaa garoonka joogay  oo usoo ciyaari jiray ACMILAN habeen kaan liverpool ayaa guul weyn ka gaartay kooxda ac milan

arne slot bilow chanpions league

habeen kaan garoonka dad waa weyn baa  joogay sida kaka ibrahim movic waxay daawa wa naheen ciyaarta ciyaar weyn bay aheed runtii lawada sugaayay marbaa laga yaab saday arne slot iyo kooxdiisa durbaba laga dhaliyay gool pulisic baa kadhaliya gool lakiin wiilka u dhashay france ee ka ciyaara difaaca cb liverpool ayaa goosha barejada keenay mari ayku jibiheen meel u dhaxeysa koornada iyo goosha  gakpo wiilka darbada dheer ee arnold kubad soo saaray ayaa la helay konate kadib shabaqa soo taabatay  waa gooshii barejada  daqiiqaii 23 ee ciyaarta goosha labaad koornada soo qaaday wiilka booskiisa uu yahay LB tsimikas ayaa madaxa qurux badan kadhaliyay kabtanka liverpool ee Virgil van dijk daqiiqadii 41 ee ciyaarta  














qiibtii hore ee ciyaarta saas ayay kusoo dhamatay nasashada kadib daqiiqadii 67aad ee ciyaarta waxaa ku bad fiican uu soo dhax dhigay laa cibka lagu magacaabo Gakpo kuna sii taabtay szoboszlai gooshii saddex aad  liverpool 3- 1 AC milan  waxaa guusha raacday liverpool  Willka reer Egypt  ayaa habeenkaas gool nasiib u yeelan waayay marar badanna biraha garaacay dadaal uma yareen ballse goosha ayaa diiday ciyaar toyga ugu fiican ee karoonka asigaa la siiyay waa mohamad salah 








waxaa baddel kusoo galay habeenkaas nuunes daqiiqadii 68 aad soogalay garoonka badalka jota  luis diaz 68 aad ciyaarta soogalay garoonka gakpo kabaxay garoonka gomez daqiiqadii 79 aad soogalay garoonka arnold kabaxay garoonka endo soogalay iyo ciyaar yahanka cusub  federico chiesa  90 garoonka soogalay mo salah kabaxay garoonka  chiesa ayaa ciyaar tiisii u horeysay uu u ciyaaro liverpool alisson waxaa uu yiri chiesa taba barka ayaan ku aragnay aad buu u fiican yahay waa laacib buu dhahay







 

Virgil van dijk caawa waxaa uu dhaliyey goo shisii saddex aad ee champions league wayahiisa 50 ciyaarood uu ciyaaray waana gooshii ugu horeyay arne slot intuu imaaday 

akhriste sidee u aragtaa qormadaan aan qoray maxase kabadalaa commentiga igu reeba aragtadiina

Comments