Type Here to Get Search Results !

news sports premier league



 premier league ugu dambeen waa uu soo dhamaday  waxaa qaday man city


 

 man city waa koox abood leh xili ciyaared kan  qof  kasta o yaqana  sports ka mafileyn sanadkan inay qadayso kabkan man city wayo horay uma dhicin koox 4 jeer isku xiggta qaday premier league waa wax cusub  mali dhihi karaa kooxda ugu abooda badan premier league  gar ahaan 4tii sano u dambeysay  wax yer ma ahan 4 sano o xiriir ah in laqaado kaabkan  misa nasiib waaye ma oran karnaa  sabab too ah man city  sanadkan uma muuqan inay kuguu laysan karto kabkan  xitaa macalin ka ayaa karajo dhigay mar uu hadlaayey  pep guardiola  waxaa uu yiri anaga sanadkan manogan karno kuwa ugu cadcad  run ayuu shegay markaas arsenal iyo liverpool ayaa ka horaysay oo man city 3aad ayaa ku jirtay citaa ciyaar toyda midkamid ah ayaa hadlay waa  bernardo silva  waxaa uu yiri anaga  sanadkaan uma maleyneyno kabkaan inaa ku guu laysan karno nasiibka hadii uu na saacido masheegin ayuu dhay  100kiiba 50 nasiib ayaan oran karnaa  hambalyo man city fans  waad gulaysateen rikoor cusub baad dhigteen macalin fican baad qab tiin o maskaxleh 

news kalle waxaa ay shegayaan  macalin glopp  inuu macsalameyey kooxda liverpool  run ahaan tii sifican baa loo sagootiyey ciyaar toyda qaar waa ay ilmeyeen  sida arnol iyo van dijk macalin kloop waxaa uu so dhaweyyey macalinka cusub ee liverpool  bedelka kloop  asigoo ku dhawaaqayo maclinka cusub magaciis arne slot la la lala   waa faniy macalinkaan 





 

isla liverpool ayaan wali ku jirnaa  thiago  alcantara o macsalaameyey kooxda liverpool  ciryahankan waxaa uu kadhelaa numbber 6aad d,diisuna waa 33 sano  by by 






south west state of somaliya kgs

konfur galbeed somaliya maxaad ka taganaa hadi aad xiisey neyso uga bogo halkaan 1 dadka kunool aad bay u wanagsan yihiin waa dad gob ah waa dad yaqaano ama ku fican soo dhawenta waa dad qalbi fican waa dad aa min ah inta badan waa dad diinta yaqaana waa dad ku dhaqma diintooda inta badan culimada halkaas bay wax kusoo barteen barashada qur,aanka iyo axaadithta hal kaas ayaa loo donanjiray ilaa hada waa loo dontaa sanadkan 2024 2 gonfur galbeed somaliya beraheeda waxaa kabaxo 1 shamuurayda 2 geleyda 3 digirta 4 sisinta 5 looska 6 qaraha iyo wax yaalo kale oo badan berahaan ma ahan kuwa xili kasta la abuura ama labeera waxaa labera o kali ah xiliga roobka ama xili robaadka mana ahan beraha qudaarta beraha wabiga sida afgooye ama kuwa matoorka saaran waxaa lagu beraa qudaarta sida mooska cambaha liinta saytuunka bataadaha iyo kuu kalo badan 3xoolaha nool geela lo,da ariga doorada dameeraha iyo qaar kaloo badan 4 gebdhaha kgs somaliya aad bay uqurux badan yihiin intooda badan way dhoorsan yihiin intaas waxaa udheer akhlaag iyo xishood eeba siiyey gobalka baay waxaa uu ku kooban yahay 6degmo oo kala ah baydhabo buurhakabo berdaale diinsoor gasax dheere iyo ufuroow bakool wuxuu ka kooban yahay 5 degmo 1 xudur tiyeeglow ceelberde waajid intaan ayaa ku soo afmereynaa barnamijkeena manta

news sports

 wararka ciyaaraha uga bogo halkaan hadi aad xisayso  7aad kii mar ayaan kahadalnaa

arsenal


 horyaalka premier league ayaa gabo gabo ah cida kuguuleysan donta lama oga ilaa hada sedaxdaan koo xood cida kuguuleysan doonta kooxda arsenaal kaabkan marhore ayaa uga dambeysey inay qadaan balse sanad kaan 2024 rajadooda maxuma haatan waa hogaama yaasha premier league bontis  kooda waa 83 goolna 60 baydhaliyeen kulumaha uharsan waa labo kulan waxayna kala yihiin man united-arsenal( waxay dheleyaan 12may arsenal iyo everton-waxay dheleyaan 19may labadan kulan hadii ay badiso way qadeysaa kaabka  aadbay udadaleen macalin  arteta iyo ciyaartoydiisa run ahaanti way uqalmaan lama haqiri karo abooda koxda

 


man city


2 kooxda labaad aan isdhihi karno way qaadi kartaa kaabka waa man city horyaalkan kii kahoreyey idaa qaday  sanadkaana waxay rabtaa inay ku darsato hada waxay ku jirtaa kaalinta 2aad bontis keeda waa 82  gool 54  labada kulan u harsan hadii ay wada badiso arsenal oo kaalinta 1aad ku jirto laga badiyo ayaa qadi kartaa nasiib hady ledahy wayo haatan waa dhamaad fursad kalle mahaysato ilaa laga badiyaa arsenal


3 kooxda 3aad aan isdhihi karno wayqadeysaa horyaalkan waa hadii aynasiib leyihiin

run ahaanti kooxdan dadaal uma hareen balse wakhtiga halkaa dhigey xiligaan kaalinta 1aad bay kujiri laheed balse nasiib uma yeelan o hada waxay ku jirtaa 3aad kooxdan waxay rabtay inay ku macsalameyaan macalin kooda  balse hatan foom fican kuma jiraan nasiib hadii u saacido kuma darin  liverpool waxaa sabab u ah inay manta halkaan jogaan macalin kooda sabab too ah xili ciyaartoydiisa sifican u dadaalayan baa waxaa u shegey inuu katagi rabo kooxda daal ayuu sheekty  markas wixii ka dambeyey xoogaa waxaad modaa koxda inay nii jabtay o laga wada badiyey hada inay kuguu leysato horyaalka waxaa kow ka ah inay wada badiso 


levarpool


  inta udhiman laga  wada badiyo  arsenal iyo man city waliba inta u harsan bontis keeda waa 78 gool 43  waxaa laga sareyaa 5bts liverpool sanadkan kuma guuleysan doonto lkn hal fa iido ayey qabtaa sabab too ah sandii kii hore champions league ma aysan dheelin balse sanad kaan way dheleysaa     

Dhulkeena hooyo yaa umaqan

 

Dalka somaliya waxaa lawaregay  marekan /2024 sababta halkan ayaad uga bogan kartaa 


1shacabka iyo fikirkoda
Qof kasta waxaa u is waydiyaa somaliya goorme dowlad noqon dontaa goorme kabaxaynaa colaadan nabad goorme arki donnaa  goorme midoowi donaa  inta badan waxaan iswaydiino ok

2 marki lasoo dorto madaxwenaha daladiisa

1waxaa uu ku dharanayaa diinta danta dadka somaliyeed  iyo dalka inaa u shaqeeyo waliba si dacad ah  4sano waxbadan baan uqaban donaa dalka waxaan  kubilaabi donaa dalka inaa kanadifiyo nabad diidayasha anaga nabad ayaan rabnaa donimayno  dib  inaa ulabano  hor usocod baan rabnaa

3 shacabka markey arkan madaxwenaha lasoo dortay iyo khudbada uga horeyso

4 madaxwenahaan ayaa dalka wax uqaban dono dacad buu u egyahy wadani namo baa kamuqato  manta waxaa u jogaa turgi bari waxaa u aadi donaa kenya  aniga kan baan ku haystaa kiihore wax uu noo qabtay malahan waa tuug lacag ta shacabka ayuu dhacy  naxariis laawe nadhaaf kan ayaa kafican fiiri wax qabad kiisa

5 /labasano camal markuu garo waxaa ay dhahayaan shacabka

6  kan bini aadam ma ahan e waa bahal  hada 2sano ayuu jogaa  inuu wax qabto is ka dayee lacagti shabka ayuu dhacy  askarta masheer masiiyo masakinta kama war haayo kan allah nadhaafiyo wax qabad na kama rabnee mikalle allah nosahlo

Dhabta ogow sidaan kuma noqoneyno dowlad

Dalkeena anaga mamaamulno waxaa no maamulo dalshasheye hadi anaga ismaamuli laheen dowlad ayaan noqon laheen
1 madax wenayaasha dalka maxay isku mid uyihiin wax qabadkooda hadaladooda
Sababta anaga madoorano xataa xildhibaan madoorto marka hore waa naloo doraa reer galbeetka ayaa nodooro sidaas darteet madaxda waa isku mid waa isku go aan  mana ahan kuma xor ah wax kasto oo dalka uma qaban karaan  iney sii bur buriyaan moyee  madawenaha markuu rabo inuu wax sameeyo go aan maqadan karo kaligii tusaale hadi u rabo inuu dagaal ku qaado   cadowga waa unuu lasoo teshtaa reer galbeetka waxaa eydhahaan  ayuu  ku dhagagaa  mana garab mari karo  o asiga mateshan karo
So aal makula tahy sidaan inaa dowlad ku heli doono aniga meya lagama yaabo sababta nin asigaba laxukumo kuuma kenaayo dowlad  so aaal dalka ayaaa umaqan