Dhulkeena hooyo yaa umaqan
Dalka somaliya waxaa lawaregay marekan /2024 sababta halkan ayaad uga bogan kartaa
1shacabka iyo fikirkoda
Qof kasta waxaa u is waydiyaa somaliya goorme dowlad noqon dontaa goorme kabaxaynaa colaadan nabad goorme arki donnaa goorme midoowi donaa inta badan waxaan iswaydiino ok
2 marki lasoo dorto madaxwenaha daladiisa
1waxaa uu ku dharanayaa diinta danta dadka somaliyeed iyo dalka inaa u shaqeeyo waliba si dacad ah 4sano waxbadan baan uqaban donaa dalka waxaan kubilaabi donaa dalka inaa kanadifiyo nabad diidayasha anaga nabad ayaan rabnaa donimayno dib inaa ulabano hor usocod baan rabnaa
3 shacabka markey arkan madaxwenaha lasoo dortay iyo khudbada uga horeyso
4 madaxwenahaan ayaa dalka wax uqaban dono dacad buu u egyahy wadani namo baa kamuqato manta waxaa u jogaa turgi bari waxaa u aadi donaa kenya aniga kan baan ku haystaa kiihore wax uu noo qabtay malahan waa tuug lacag ta shacabka ayuu dhacy naxariis laawe nadhaaf kan ayaa kafican fiiri wax qabad kiisa
5 /labasano camal markuu garo waxaa ay dhahayaan shacabka
6 kan bini aadam ma ahan e waa bahal hada 2sano ayuu jogaa inuu wax qabto is ka dayee lacagti shabka ayuu dhacy askarta masheer masiiyo masakinta kama war haayo kan allah nadhaafiyo wax qabad na kama rabnee mikalle allah nosahlo
Dhabta ogow sidaan kuma noqoneyno dowlad
Dalkeena anaga mamaamulno waxaa no maamulo dalshasheye hadi anaga ismaamuli laheen dowlad ayaan noqon laheen
1 madax wenayaasha dalka maxay isku mid uyihiin wax qabadkooda hadaladooda
Sababta anaga madoorano xataa xildhibaan madoorto marka hore waa naloo doraa reer galbeetka ayaa nodooro sidaas darteet madaxda waa isku mid waa isku go aan mana ahan kuma xor ah wax kasto oo dalka uma qaban karaan iney sii bur buriyaan moyee madawenaha markuu rabo inuu wax sameeyo go aan maqadan karo kaligii tusaale hadi u rabo inuu dagaal ku qaado cadowga waa unuu lasoo teshtaa reer galbeetka waxaa eydhahaan ayuu ku dhagagaa mana garab mari karo o asiga mateshan karo
So aal makula tahy sidaan inaa dowlad ku heli doono aniga meya lagama yaabo sababta nin asigaba laxukumo kuuma kenaayo dowlad so aaal dalka ayaaa umaqan
Comments
Post a Comment