south west state of somaliya kgs
konfur galbeed somaliya maxaad ka taganaa hadi aad xiisey neyso uga bogo halkaan
1 dadka kunool aad bay u wanagsan yihiin waa dad gob ah waa dad yaqaano ama ku fican soo dhawenta waa dad qalbi fican waa dad aa min ah inta badan waa dad diinta yaqaana waa dad ku dhaqma diintooda inta badan culimada halkaas bay wax kusoo barteen barashada qur,aanka iyo axaadithta hal kaas ayaa loo donanjiray ilaa hada waa loo dontaa sanadkan 2024
2 gonfur galbeed somaliya beraheeda waxaa kabaxo
1 shamuurayda 2 geleyda 3 digirta 4 sisinta 5 looska 6 qaraha iyo wax yaalo kale oo badan berahaan ma ahan kuwa xili kasta la abuura ama labeera waxaa labera o kali ah xiliga roobka ama xili robaadka mana ahan beraha qudaarta beraha wabiga sida afgooye ama kuwa matoorka saaran waxaa lagu beraa qudaarta sida mooska cambaha liinta saytuunka bataadaha iyo kuu kalo badan
3xoolaha nool
geela lo,da ariga doorada dameeraha iyo qaar kaloo badan
4 gebdhaha kgs somaliya
aad bay uqurux badan yihiin intooda badan way dhoorsan yihiin intaas waxaa udheer akhlaag iyo xishood eeba siiyey
gobalka baay waxaa uu ku kooban yahay 6degmo oo kala ah
baydhabo buurhakabo berdaale diinsoor gasax dheere iyo ufuroow
bakool wuxuu ka kooban yahay 5 degmo 1 xudur tiyeeglow ceelberde waajid
intaan ayaa ku soo afmereynaa barnamijkeena manta
Comments
Post a Comment