Type Here to Get Search Results !

today program we are talking about artist omar barbar

al fanaan omaar bar bar maxaad kala socotaa xaladiisa maxaa se ku dhacay




 

fanka waxaa uu kusoo biiray fanka 2018 waxaa uu qaday hees lagu magacaawo barbar run ahaanti way u qaraxdey heestaas challench badan baa laga soo sameyey  heestan daawa shadeda ama views keeda waa 13mlilion 6 yr ago  heestan ereyada waxaa iskalleh  abwaan mowliid curjin laxankeda abdullahi boqol codkii oomaar bar bar 

1 marka hore aan ku bilaabo omaar bar bar waa fanaan somaliyeed waxaa ku hesaa af ka somalia  waa fanaan aad lo jecel yahay fankiisa aad loo dhageysto hees sahiisa waa shaqsi af gaaban o inta badan ku mashquulin arimaha dadka kalle qabiil laguma baran uma heeso qabiil ee waxaa uu uhesaa somali weyn waa fanaan buuxo cod ilaahay siiyey  fanaan bes ah ma ahan nin kaan waa abwaan sameya ereyo top ah 

   maal mahii udembeyey intuusan baxin kahor waxaa uu kamid ahaa dhalin yerada ugu saameenta badan tiktok live aad baa looga xirnaa live kiisa dadka aad bay u jeclaaayen waa lasoo buuxinaayey live kiisa  qaab gilinkiisa iyo hadalada macaan oo murtida lleh o uu ku hadlo fanaan kaan xiriir dhab ah oo gabar laleyahay ma jirto oo lawada og yahay dadka caanka ah in tabadan xiriir kooda waa la ogadaa nin kaan laguma arag xiriir jaceyl oo dhab




  


fanaankan omaar  barbar  waxaa ku nolaa canada bas boor kiisa uyahay canada  sida lashegay 20bisha jully ayuu aaday norway si uu haflad uqabto lkn ma uusan qaban arimo jiro aaw geed 

intaas kadib live buu soogalay asigoo murugo waji giisa ka muuqato ama cabsi farabadan laga dareemayo live kiisa siyaabo farabadan baa loo fasirtay qaar waxay dhahayan wuu cabsan yahay qaarna ay lee yihiin shayadinta iliminate ayuu ku biiray af  kiisa waxaa laga maqlay asigoo dhahaayo dj subeer tree angal koow i badbaadiya war ibad baadiya ku qaylinaayey maalin barkeeda ayuu saas ahaa  waxaa kalo uu dhahaayey waxba iima qaban kartaan xitaa dowlad ima caawin karto 



xaalada fanaan kaan aad bay xuntahay xitaa bas boorkisa waa laga jex jeexay o masafri karo balse hada waxay gaar tay dadka caanka ah oo u dhashay dalka canada waxaa la rajeyneyaa inay gaarto masuu linta canada  saxibbyaal haatan intaas ayaan ka ognahy arinta fanaan ka dib waxii aan kamaqalno wan idinla wadagayaa lasoco qiibta kalle  









spots news euro-semi-final Spain and france

 Euro-semi- final Spain and france caawa qof kasto calafkiisu cunaa 9/7/2024 france ama spain 









aan ku hormarno france france sanadkan uma jeedno abood lkn waxan aragnaa nasiib lkn nasiibka mar hadaa ku badbaado marna waxaa larabaa inaa wax soo bandhigtid france ugu majeedno aboodii aan ku arki jirney iyo dadaal sababtoo ah euro gaan semi finalkan nasiib ayey ku imaaden lkn hada way adkaan dontaa in nasiib uu badbaadiyo sababtoo ah team kasta o semi final joogo waxaa uu rabaa guul iyo caab wararka qaar waxaa ay shegeyaan anigana aan arkaa france bandhigeeda ku badeed kawarn ilaa hada gool caadi ah ma aysan dhalinin painalty iyo angool bay halkaan kusoo gareen caawa hadi ay haraan xitaa waa ay uqalmaan lkn mararka qaar banooniga waa nasib adigoo xun xataa wad  soo baxaysaa halgool intaa hesho ayaa difac iska galeysaa banoonigu waa bar madow iyo barcad








kylian mbappe ayaa laga yaa ban yahay EUROGAN sida loo bilaaway nin kaan gool la aan ayaa ku dhacday sida cristiano ronaldo waxaa laga reebay asoo wax gool ah dhalin EURO gan  lkn  caawa mbappe  waxaa laga rabaa inuu badbaadiyo qarankiisa run ahaanti spain igu soo orad ma ahan lineup ka ama shaxda france difaca 4 kounde upamecano saliba iyo hernandes  dhaxda rabiot tchouameni iyo kante  weerarka mbappe thuram iyo dembele aan aragno waxaa ay la imadaan caawa


mida kalle spain wadanka ugu aboodbadan ee ciyaraha euroga waxay kadhaliyeen 5 ciyaarod 11gool waa wadan aboodiisa iska cadahy waye inkastoo marmar lagu soomagi karo waxaa isbayn caawa ka maqnanaya pedri hadaba labada wadan waxay iska hor imanayaan markii 6aad spain wan aragnaa aboodeda marka abood may kigudbi dontaa misa france ayaa nasiibka u hiilin doono si kastaba ha ahaatee spain waa spain shaxda 4 3 3 dhaxda rodri werar yamaal morata williams  








  

sports news spain and germany

ciyaraha euro ga cabsi cabsi waye sabab too nah xalay wad arkeyseen spain iyo germany ciyaaarta so bandhigeen werar iyo werar celis bay aheed lkn guusha waa hal dhinac horaa waxaa loo yiri guul laba qof qof o tartama kama wada qosliso gar iyo gardaraba spain way soo baxday germany wuu haray ciyaarta qiimaha badneed waxy kusoo dhamatay  spain2 gool germany 1gool 






  •  wararka qaar waxay shegeyaan  ciyaar toyda nadiga madriid iyo qaranka  spain ayaa usii sheegay before inta ciyaarta aysan dhicin ka hor waxay dheheen kroos sxp wad ka fadhisan dontaa ciyaaraha lasta game anaga ayaa nala dheeli dontaa bay dhaheen germany wuu haray karoos qaran kiisa wuu haray sidaas darteed karoos waa u fadhistay dhamaan ciyaaraha o dhan







      lamine yamal ciyaartoygan da.da yer ee reer spain ayaa  marwelba garoonka mucgiso kusoo bandhiga da diisu waa 16jir dadka ciyaaraha falan qeeya waxaa ay dhaheen  cunugan waxaa dhabarka kasoo dhar baxay leo mise    leo waxaa la dhahaa hadi aad qabato ama 5qof ku racatan wuu kugu basaya hadii aad fursad yer siisana wuu kaa dhalinaya cunu gaan yer  ee yamaal waa nocaas wuu caawineyaa misa wuu dhalinaya wax yer dhalintiisa ayaa yer hadii uu koro xaga maskaxda iyo xaga da daba wuu miisi yooweyaa 


      isla halay ciyaar kalle ayaan dhacday oo u dhaxaysay portugal iyo france run ahaanti aniga ma aanan daawan balse qolada ciyaaraha falanqesa ayaa waxaa ka maqlay iga oo dhahayaan aad uma kuleen caajis bay aheed sidaas darteeed waxay isla gareen rigoole ama pinelty  wadanka france wuu soobaxy portugal wuu haray mastar lama joojiye k ronaldo ayaa laga reebay asigoo eurogan wax gool ah uusan dhalin binalty hadi laga reebo 

      sports news tonight

      caawa waxaa dheeli doona ciyaar u dhaxaysa xulalka kala ah Spain iyo  germany waxay sogaleysaa 19;00 fiid namo waxaa  aydhelayan EURO run ahaanti aad bay u adkaan dontaa sabab too ah caawa cidii laga badiya waa ay hareysaa qof kasta ama team kasta dadaal bay mujin donaan balse guusha hal un bay raceysaa run ahaan tii labada wadan ee dhelaya aad bay u adag yihiin lama sadalin karo cida guusha raaci donto SPAIN shahda kusoo gali doonto 4  3 3 dhaxda rodri bedri   afka hore yamal morata iyo williams  yamal o ayaan tan ku dhibanaa dhalinta gool caawa teamkiis ma badbadin donaaa misa date 5/7/2024



      shahda Germany 4 2 3 1 gedaal rudiger iyo kimmich dhaxda kroos iyo can werarka sane gundogan  musiala iyo havertz o utagan istareka waa hagaag caawa aan aragno bandhiga labada dhinac ciyaartoda  waraa jiri donee buumkalle hayeero wax yer ayaa noga dhiman sogalida ciyaarta 


      waxaa isla caawa dheeli doona EUROGA  labada wadan hindhaha caalamka ku haayo lawada sugaayo ciyaartoda  ogoow kulangooda labadaan wadan ma fudada wan arki doonaa caawa cidii guusha raaci doonta  labada wadan  waa Portugal iyo France run ahaanti labada dhinacba igu soo orad  ma ahan portugal  lineup kooda  ama shaxda ku soo galayaan waa 4 2 3 1 difac cancelo dias pepe mendes dhaxda vitinha palhinha werarka bernardo silva b fernandes leago iyo ronaldo 


      Lineup  ka France ama shaxda teamka waa 43 3run a haan tii igun soo orad ma ahan teamka waa wada xul balse wan arkeynaa cidii guusha raaci doonto                                                                                                                                                                                                                                                                                                                                                                 

      news sports premier league



       premier league ugu dambeen waa uu soo dhamaday  waxaa qaday man city


       

       man city waa koox abood leh xili ciyaared kan  qof  kasta o yaqana  sports ka mafileyn sanadkan inay qadayso kabkan man city wayo horay uma dhicin koox 4 jeer isku xiggta qaday premier league waa wax cusub  mali dhihi karaa kooxda ugu abooda badan premier league  gar ahaan 4tii sano u dambeysay  wax yer ma ahan 4 sano o xiriir ah in laqaado kaabkan  misa nasiib waaye ma oran karnaa  sabab too ah man city  sanadkan uma muuqan inay kuguu laysan karto kabkan  xitaa macalin ka ayaa karajo dhigay mar uu hadlaayey  pep guardiola  waxaa uu yiri anaga sanadkan manogan karno kuwa ugu cadcad  run ayuu shegay markaas arsenal iyo liverpool ayaa ka horaysay oo man city 3aad ayaa ku jirtay citaa ciyaar toyda midkamid ah ayaa hadlay waa  bernardo silva  waxaa uu yiri anaga  sanadkaan uma maleyneyno kabkaan inaa ku guu laysan karno nasiibka hadii uu na saacido masheegin ayuu dhay  100kiiba 50 nasiib ayaan oran karnaa  hambalyo man city fans  waad gulaysateen rikoor cusub baad dhigteen macalin fican baad qab tiin o maskaxleh 

      news kalle waxaa ay shegayaan  macalin glopp  inuu macsalameyey kooxda liverpool  run ahaan tii sifican baa loo sagootiyey ciyaar toyda qaar waa ay ilmeyeen  sida arnol iyo van dijk macalin kloop waxaa uu so dhaweyyey macalinka cusub ee liverpool  bedelka kloop  asigoo ku dhawaaqayo maclinka cusub magaciis arne slot la la lala   waa faniy macalinkaan 





       

      isla liverpool ayaan wali ku jirnaa  thiago  alcantara o macsalaameyey kooxda liverpool  ciryahankan waxaa uu kadhelaa numbber 6aad d,diisuna waa 33 sano  by by 






      south west state of somaliya kgs

      konfur galbeed somaliya maxaad ka taganaa hadi aad xiisey neyso uga bogo halkaan 1 dadka kunool aad bay u wanagsan yihiin waa dad gob ah waa dad yaqaano ama ku fican soo dhawenta waa dad qalbi fican waa dad aa min ah inta badan waa dad diinta yaqaana waa dad ku dhaqma diintooda inta badan culimada halkaas bay wax kusoo barteen barashada qur,aanka iyo axaadithta hal kaas ayaa loo donanjiray ilaa hada waa loo dontaa sanadkan 2024 2 gonfur galbeed somaliya beraheeda waxaa kabaxo 1 shamuurayda 2 geleyda 3 digirta 4 sisinta 5 looska 6 qaraha iyo wax yaalo kale oo badan berahaan ma ahan kuwa xili kasta la abuura ama labeera waxaa labera o kali ah xiliga roobka ama xili robaadka mana ahan beraha qudaarta beraha wabiga sida afgooye ama kuwa matoorka saaran waxaa lagu beraa qudaarta sida mooska cambaha liinta saytuunka bataadaha iyo kuu kalo badan 3xoolaha nool geela lo,da ariga doorada dameeraha iyo qaar kaloo badan 4 gebdhaha kgs somaliya aad bay uqurux badan yihiin intooda badan way dhoorsan yihiin intaas waxaa udheer akhlaag iyo xishood eeba siiyey gobalka baay waxaa uu ku kooban yahay 6degmo oo kala ah baydhabo buurhakabo berdaale diinsoor gasax dheere iyo ufuroow bakool wuxuu ka kooban yahay 5 degmo 1 xudur tiyeeglow ceelberde waajid intaan ayaa ku soo afmereynaa barnamijkeena manta

      news sports

       wararka ciyaaraha uga bogo halkaan hadi aad xisayso  7aad kii mar ayaan kahadalnaa

      arsenal


       horyaalka premier league ayaa gabo gabo ah cida kuguuleysan donta lama oga ilaa hada sedaxdaan koo xood cida kuguuleysan doonta kooxda arsenaal kaabkan marhore ayaa uga dambeysey inay qadaan balse sanad kaan 2024 rajadooda maxuma haatan waa hogaama yaasha premier league bontis  kooda waa 83 goolna 60 baydhaliyeen kulumaha uharsan waa labo kulan waxayna kala yihiin man united-arsenal( waxay dheleyaan 12may arsenal iyo everton-waxay dheleyaan 19may labadan kulan hadii ay badiso way qadeysaa kaabka  aadbay udadaleen macalin  arteta iyo ciyaartoydiisa run ahaanti way uqalmaan lama haqiri karo abooda koxda

       


      man city


      2 kooxda labaad aan isdhihi karno way qaadi kartaa kaabka waa man city horyaalkan kii kahoreyey idaa qaday  sanadkaana waxay rabtaa inay ku darsato hada waxay ku jirtaa kaalinta 2aad bontis keeda waa 82  gool 54  labada kulan u harsan hadii ay wada badiso arsenal oo kaalinta 1aad ku jirto laga badiyo ayaa qadi kartaa nasiib hady ledahy wayo haatan waa dhamaad fursad kalle mahaysato ilaa laga badiyaa arsenal


      3 kooxda 3aad aan isdhihi karno wayqadeysaa horyaalkan waa hadii aynasiib leyihiin

      run ahaanti kooxdan dadaal uma hareen balse wakhtiga halkaa dhigey xiligaan kaalinta 1aad bay kujiri laheed balse nasiib uma yeelan o hada waxay ku jirtaa 3aad kooxdan waxay rabtay inay ku macsalameyaan macalin kooda  balse hatan foom fican kuma jiraan nasiib hadii u saacido kuma darin  liverpool waxaa sabab u ah inay manta halkaan jogaan macalin kooda sabab too ah xili ciyaartoydiisa sifican u dadaalayan baa waxaa u shegey inuu katagi rabo kooxda daal ayuu sheekty  markas wixii ka dambeyey xoogaa waxaad modaa koxda inay nii jabtay o laga wada badiyey hada inay kuguu leysato horyaalka waxaa kow ka ah inay wada badiso 


      levarpool


        inta udhiman laga  wada badiyo  arsenal iyo man city waliba inta u harsan bontis keeda waa 78 gool 43  waxaa laga sareyaa 5bts liverpool sanadkan kuma guuleysan doonto lkn hal fa iido ayey qabtaa sabab too ah sandii kii hore champions league ma aysan dheelin balse sanad kaan way dheleysaa