Type Here to Get Search Results !

sports news tonight

caawa waxaa dheeli doona ciyaar u dhaxaysa xulalka kala ah Spain iyo  germany waxay sogaleysaa 19;00 fiid namo waxaa  aydhelayan EURO run ahaanti aad bay u adkaan dontaa sabab too ah caawa cidii laga badiya waa ay hareysaa qof kasta ama team kasta dadaal bay mujin donaan balse guusha hal un bay raceysaa run ahaan tii labada wadan ee dhelaya aad bay u adag yihiin lama sadalin karo cida guusha raaci donto SPAIN shahda kusoo gali doonto 4  3 3 dhaxda rodri bedri   afka hore yamal morata iyo williams  yamal o ayaan tan ku dhibanaa dhalinta gool caawa teamkiis ma badbadin donaaa misa date 5/7/2024



shahda Germany 4 2 3 1 gedaal rudiger iyo kimmich dhaxda kroos iyo can werarka sane gundogan  musiala iyo havertz o utagan istareka waa hagaag caawa aan aragno bandhiga labada dhinac ciyaartoda  waraa jiri donee buumkalle hayeero wax yer ayaa noga dhiman sogalida ciyaarta 


waxaa isla caawa dheeli doona EUROGA  labada wadan hindhaha caalamka ku haayo lawada sugaayo ciyaartoda  ogoow kulangooda labadaan wadan ma fudada wan arki doonaa caawa cidii guusha raaci doonta  labada wadan  waa Portugal iyo France run ahaanti labada dhinacba igu soo orad  ma ahan portugal  lineup kooda  ama shaxda ku soo galayaan waa 4 2 3 1 difac cancelo dias pepe mendes dhaxda vitinha palhinha werarka bernardo silva b fernandes leago iyo ronaldo 


Lineup  ka France ama shaxda teamka waa 43 3run a haan tii igun soo orad ma ahan teamka waa wada xul balse wan arkeynaa cidii guusha raaci doonto                                                                                                                                                                                                                                                                                                                                                                 

Comments

Post a Comment