news sports football team liverpool or team ipswich 17/08/2024
news sports maanta kooxda liverpool iyo ipswich sacada africa 2:30 ayaa la ciyaaray waxay ku soo dhamaatay labo gool iyo ebar liverpool 2-0 ipswich daqiiqadii 60 aad jota gool lasoo dhisay alexander arnold meel fiican buu soo dhigay mo salah ayaa helay waxaa loo dhigay kubad fiican joota wuu na dhaliyay daqiiqadii 65aad ee ciyaarta mo salah oo saxiibkiis szoboszlai ka kaley kubad fiican goosha 2aad shabaqa ayuu dhaxdhigay bilow fiican bay halkeen
arone slot ayaa rikoor ka jabiyey shantaii macalin ee ka horaysay premier lesgue bilowgiis baa layiri waligood ma aysan badin arone slot haatan waa uu badiyay 2;0 dhiiri galin bay utahy iyo bilow fiican
mohamad salaha ayaa bar tilmaameedsaday xilli ciyaareed kalle ka dib markii uu qaab ciyaareed cajiib ah soo bandhigay kulankii ay liverpool 2-0 ku garacday ipswich town kulankoodii ugu horeeyay ee horyaalka premier league gool iyo caawin uu ka helay lumbarka 11aad ayaa reds ku hogaamiyay guul ay ku gaareen portman road sabtidii qadada iyadoo salah markii ugu horeysay shabaqa ku hubsaday diogo jota ka hor inta uusan wax gool ah iska dhalin
![]() |
ciyaar yahanka reer masar ayaa ku dhawaaday inuu rikoor cusub u dhigo goolasha uu dhaliyay maalintii ugu horeysay ee ololaha premier league isagoo sagaal gool dhaliyey isagoo ka sare maray frank lampard wayne roonay iyo alan shearer munaasabadda kulankiisii 350 aad ee kooxda
aad bay u adkeyd maanta in cadaalad lasameeyo cimiladu runtii maanta waa waa diirimaad laakiin waa koox adag waana ku faraxsanahay inaan badinay kulanka maanta mar welba waan ku faraxsanahay inaan u sameeyo farqiga kooxda taasi waa waxa ugu muhiimsan in kooxdu ay badisay ciyaarta marka waxaan u baahanahay keliya inaan sii wadno guusha marka la eego hadiin ay adag tahay in la wajaho koox cusub oo la dalacsiiyay
haa xaqiiqdii marka ay guriga ku ciyaaraan gaar ahaan aad bay u adag tahy ciyaarta ugu horaysa ee xilli ciyaareedka dadwaynaha ayaa had iyo jeer kor u kaca oo mar walba hore ayay u riixaan aad ayay u adag tahay waan ogeyn in ciyaarta ka hor waxaan u ciyaarnay sanado badan hadda premierr league in aan u helno khibradaas markaa haa waxaanu fileynay ciyaar adag
magaranaayio waxaan rajeynenaa inaan sidaan ku sii socon doono inta lagu jirro xilli ciyaareedka oo dhan kaliya ma ahan ciyaarta ugu horaysa waxaan isku dayaa inaan caawiyo kooxda mar welba waxaa ugu muhiimsan waa in kooxda ay badiso ciyaarta had iyo jeer waxaan ku faraxsanahy inaan dhaliyo goolal iyo inaan bixiyo caawimaad markaa waxan u baahanahy inaan sii wado
kaas waxaa u ahaa mohamad salah
M.a
ReplyDeleteNosoo badi
ReplyDeleteWax cajiib ah
ReplyDeleteArne slot
ReplyDeleteMo salah waa xirfad le
ReplyDeleteHore usoco sxp
ReplyDelete