Type Here to Get Search Results !

news sports football team liverpool or team ipswich 17/08/2024

 news sports maanta kooxda liverpool iyo ipswich sacada africa 2:30 ayaa la ciyaaray waxay ku soo dhamaatay labo gool iyo ebar liverpool 2-0 ipswich  daqiiqadii 60 aad jota gool lasoo dhisay alexander arnold meel fiican buu soo dhigay mo salah ayaa helay waxaa loo dhigay kubad fiican joota wuu na dhaliyay  daqiiqadii 65aad ee ciyaarta mo salah oo saxiibkiis szoboszlai ka kaley kubad fiican goosha 2aad shabaqa ayuu dhaxdhigay bilow fiican bay halkeen








arone slot ayaa rikoor ka jabiyey shantaii macalin ee ka horaysay premier lesgue bilowgiis baa layiri waligood ma aysan badin arone slot haatan waa uu badiyay 2;0 dhiiri galin bay utahy iyo bilow fiican








mohamad salaha ayaa bar tilmaameedsaday xilli ciyaareed kalle ka dib markii uu qaab ciyaareed cajiib ah  soo bandhigay kulankii ay liverpool 2-0 ku garacday ipswich town  kulankoodii ugu horeeyay ee horyaalka  premier league  gool iyo caawin uu ka helay lumbarka 11aad  ayaa reds ku hogaamiyay guul ay ku gaareen portman road sabtidii qadada iyadoo salah markii ugu horeysay shabaqa ku hubsaday diogo jota ka hor inta uusan wax gool ah iska dhalin 








ciyaar yahanka reer masar ayaa ku dhawaaday inuu rikoor cusub u dhigo goolasha uu dhaliyay maalintii ugu horeysay ee ololaha premier league isagoo sagaal gool dhaliyey  isagoo ka sare maray frank lampard wayne roonay iyo alan shearer munaasabadda kulankiisii 350 aad ee kooxda 

aad bay u adkeyd maanta in cadaalad lasameeyo cimiladu runtii  maanta waa waa diirimaad laakiin waa koox adag  waana ku faraxsanahay inaan badinay kulanka maanta mar welba waan ku faraxsanahay inaan u sameeyo farqiga kooxda taasi waa waxa ugu muhiimsan in kooxdu ay badisay ciyaarta marka waxaan u baahanahay keliya inaan sii wadno  guusha marka la eego hadiin ay adag tahay in la wajaho koox cusub oo la dalacsiiyay 

haa xaqiiqdii marka ay guriga ku ciyaaraan gaar ahaan aad bay u adag tahy ciyaarta ugu horaysa  ee xilli ciyaareedka dadwaynaha ayaa had iyo jeer kor u kaca oo mar walba hore ayay u riixaan aad ayay u adag tahay waan ogeyn in ciyaarta ka hor waxaan u ciyaarnay sanado badan hadda premierr league in aan u helno khibradaas markaa haa waxaanu fileynay ciyaar adag






 

magaranaayio waxaan rajeynenaa inaan sidaan ku sii socon doono inta lagu jirro xilli ciyaareedka oo dhan kaliya ma ahan ciyaarta ugu horaysa waxaan isku dayaa inaan caawiyo kooxda mar welba waxaa ugu muhiimsan waa in kooxda ay badiso ciyaarta had iyo jeer waxaan ku faraxsanahy inaan dhaliyo goolal iyo inaan bixiyo caawimaad  markaa waxan u baahanahy inaan sii wado  

kaas waxaa u ahaa mohamad salah 


Comments

Post a Comment