Dayaca wadankena so wajahay
Marhalada dalkena somaliya uu kusugan yahay 4/5/2024 aad bay u xanuun badan tahy dowlad la aan nabad la aan dhaqala la an intaba mahaysano sababta anaga leh
1 somalida waxay ku mahmahdaa nin dhadhaqan hadaa arag tid nin baa dhiiqo uga jira waxaan ula jedaa sanad kaan hada aan ku jirno /2024 anaga ayaa nagala rabaa inaa kafikirno dalkeena waayo dalkaaan rag ayaa usoo halgamay manta manola ragaas hadi aynool yahiinna waxba kama qaban karaaan wax kasto o dhaca wayo waxaa laga yabaa qof kaas sandkan 2024 inuu san noleen haduu nol yahayna wuu duqobay
2 dalkan asigoo nabad ah ayey kusogareen o dowlad ayjirto dadka qaar qaarkodna dhaxdaan ayey dhasheen o waxay kusoo gareen degaladii ama burburkii somaliya
3 dhalinta wadanka iyo dhulshasheye
1 wilow xagee adeysaa dalkan adiga soma lihid adiga hadii aad baxdo anigana aan baxo yaa umaqan dalka soma ogid meshaan adeyno ama uwada socono badaha aan uga dhamaneyno iyo magefe isku dhibayno soma ogid inuu yahay wadan adiga aad katahy qaxooti aat katahy ama ay ku yaqanaan dadka iskaleh dalkaas danyeer
2 marki aan tagno dibadaha sida aan u hadalno
Intay live tiktok sogalaan bay waxay leyihiin dalka somaliya dowlad malahan
Walal dalkan aniga iyo adiga ayaa leh
Adiga waad katag tay sadoo kalle anigana wan katagy yaa dowlad ku kenaayo waad u jeeda dalka marhalada uu ku jiro
4 dhulka somaliya iyo dowladaha deraska sida ay damacsan yihiin
Dhul keena hada naga maqan kawarma yaa laga rabaa ama aan karabnaa inay nosoo celiyaan waxba ha aamusin walaal adiga iyo aniga ayaa nagala rabaa xoog aan kusoo celino ama siyad
Horaa waxaa loyir ishiis laga arkaa ushiis lagu tumaa
Itobiya iyo damaceda somaliya
Waxaa naga haysataa dhul hadana 2024sanadkan waxay rabtaaa badeena inay kudarsato anagaa isku mashquul san uma jeedno cadowga dalkeena rabo inuu dhaco
Kallasoco halkan wax kasta