Type Here to Get Search Results !

manta waa malin kalle waxaan ka hadleynaa reer magaal maxaa ladhahaa ama reer badiye nala soco sifican baan ugu hadleynaa

 badana waxaa laisku caya hebal waa reer badiye          hibal waa reer magaal     

1   reer magalnimo waxaa loo dhashto miyaa 2  wax laiska dhigo miyaa  3 caqli badnaan miyaa wax barasho miyaa

1 reer badiyo udhalasho miyaa dabaal nimo  miyaa  2  jaahilnimo miyaa daruuf ta markaas u haysato qofka miyaa     marka hore balad iyo baadiyo aan ukala qaadno

1 qofka markuu ku dhasho magaalo badanaa wuu cayaa qofka  reer miyga ah lkn mayaqano waxaa uu ku caneyo

reer magaalku waxay u yaqanaan reer magalnamadu inaytahy dadka oo ladhaco  sigaarka lacabo dhar qurux badan oo la xirto  qaarkod waxaaba laga yabaa ineysan dukan salada uusan soomin bisha ramadaan

wax  oo labarto siiba dhanka maadiga manta waxaa la is waydiyaa saxiib ama saxibey iskuulka madhameysay ogoow lama waydinaayo duksiga iyo madarasada     sadoo kalle walidka asigana madhahaayo quraanka yuusan kaa lumin kudadaal akhris kiisa lkn markasto wuxuu waydiyaa iskuul ka kawaran maxaad u bahan tahy galaas kee tahy xataa walidka iskuulkas dartiis wax kasto wuu usameen karaa   inta la is ka daayo reer magaal iyo reer baadiye aan ku dadaal no allah cabsadiisa aan u dhaafno allah dartii wax kasto o xun aan sameyno wax kasto o wanaagsan  

                          allah dartii usamey  waxaad sameyneso 



is tatus ma ficna

Comments

Post a Comment