Type Here to Get Search Results !

realmadrid 5 and 2 dortmond score

 real madrid boqorada champions league ayaan kahadleynaa manta kubada cakta ma ahan colaad ee waa is dhaxgal marmar waa laga yaabaa in la is ku leysto la isku dhaga hadlo anigaa kaa fican meya anaa kaa fiican banooniga waxaa uu leeyahay bar cad iyo bar madow macanaheygu ama waxaan ula jeedaa mar waad guuleysaneysaa marna waa lagaa guuleysanaa markasta waxaa larabaaa guul iyo guul daraba waa inaad qadataa waxaa horay loo dhahay guul labo nin kama wada qosliso sababtoo ah mid wuu guuleystay midna wuu guul daraystay kan guu leestay wuu qoslayaa wuu dabaal dagayaa wuuu farxayaa kooxda oo dhan ayaa farxayso habeenkaas waxay u tahay habeen weyn halka kuwa laga guuleystay ay mur gayaan madaxooda hoos ay aadinayaan qaarkood ay ilmeynayaan habeenkaas hurdo uma taalo waxay u arkayaan habeen kii madobaaa wax yer aan dul istaagno realmadrid iyo guulaheeda 

dadka falanqeeya ciyaaraha qof ka mid ayaa yari hadii aad ku cusub tahay daawasha ciyaaraha ku soo dhawowo kadib waxaa uu yiri waxaan ku niinayaa labo talo mida koowaad waxaa weeye riyaal madrid marki ay dheeleyso hadabaal dagin ilaa ay ciyaartu garsooraha uu dhameeyo madrid haku dabaal dakin xitaa hadii lagu leeyahay goolal telada labaad waxaa weeye ha ilaabin teladii hore aan ku siiyay ciyaar u dhaheyso realmadrid  iyo dortmund  ciyaar lagu kala abood badnaa aanu daawanay  ciyaartaan ciyaar u eg ayaa soo dawanay sidaan camal labo gool ayaa la hormartay waa kooxda liverpool iyo realmadrid caawa mid lamid ah ah aanu daawanay realmadrid 5 - 2 dortmond waxaa gool la hormaray dortmond waxaa ukala dhaliyay labo ciyaartoy oo kala ah malen daqiiqadii 30 aad dhaliyay goosha kowaad labaadna dhali


yay gittens daqiiqadii 34 aad laakiin maxaa karaaci doona halmar ayay is badashay ciyaarta 

haafkii hore ee ciyaarta labo gool iyo ebar ayaa lagu kala maray daqiiqadii 60 aad waxaa  goosha kow aad dhaliyay difaaca  wilka reer germany antonio rudiger  goosha labaad sedaxaad afaraad ba waxaa dhaliyay willka reer brazil vinicius junior  wilka wakhtigiisa ku jiro dhawaan la filaayo inuu ku guulaysan doono  ballon di,or goosha shanaad dhaliyay willka reer  spain kadheelo RB ama difaaca 

realmadrid mahan markii u hyoraysay ee saan sameyso waa markii labaad liverpool 2-5 realmadrid  liverpool ayaa la hormartay goolasha mohamad salah iyo nuunays ayaa ukala dhaliyay goolasha  dadka ka hadla ciyaaraha waxay lee yihiin real madrid hakaga horeynina gool ciyaarta intay socoto daaya gool haka dhalinina ilaaa dhamadka laga gaaro ballse realmadrid hakacsanina  ciyaar kastowaxbaa laga calamadeyaa ciyaartan u dhaxaysey realmadrid iyo dortmond waxaa hindhaha caalamka qabanayeen vivi jr bandhigiisa qabciyaaredkiisa  habeenkan u ekaa habenkii liverpool hidiga u ekaa hidikii waa CR7 RONALLDO waxaa dad xasuusiyay 2008 ciyaar ronalldo dhelayay warriyaha tabinayay ciyaarta intuu ka yaabay kon tarool kubada uu kon tarooley ayuu yiri waa issam shawalli caawa hala siiyo ayuu dhahayaa ballon di,orka  waxaan uu sameyneyo uma dul qaadan kareynee isla noocii ayuu samenayay vini jr habeenkaas 7aadka ka dhiman in lala sugo waa qalad halka caawa laga siiyay man of thamach waxay aheed in farta laga saaro ballon di,orka waliba hadii lasiin waayo sanadkan ballon diorka sidaan ayay ku fashilintay 

Comments