Type Here to Get Search Results !

Real madrid debut in the champions league 2024-25

 real madrid ayaa kulankii ugu horeysay ee champions league 2024-25 garoonka santiago bernabeu ku wajahaysa stuttgart  kooxda haysata horyaalka ayaa bilaabaysa difaacashada horyaalka tilaabada 17aaad  semtember saacada 9:00pm iyagoo wajahaya koox aysan waligood la kulmin tartamada yurub  sidoo kalle majiraan wax horudhac ah oo ay madridistas ku wajahayaan lille iyo brest [marti]ama salzburg kuwaas oo booqan doona bernabeu maalinta 7aad si loo dhimaystiro wajiga koowaad tartanka kooxda anceloti ayaa wajihi doona dad ay hore isku yiqiineen borussia dartmund kooxaha ka soo horjeeda finalka decimoquinta liverpool kooxaha ka soo horjeeda finalka decimocuarta iyo decimotercera milan oo ku guulaysatay todobo koob  oo yurub ah iyo atalanta oo eey wajaheen 14kii agoosto finalka super cup-ka yurub 


 

liiska wareegga koowaad ee champions league  kulanka 1aad realmadrid stuttgart talaado 17 sebtember  9:00pm kulanka 2aad lille realmadrid arbaca 2 oktoobar 9:00 galabnimo kulanka 3aad realmadrid  borussia dortmund talaado 22 oktoobar 9:00pm kulanka 4aad realmadrid iyo milan talaado 5 november  9:00pm kulanka 6aad liverpool iyo realmadrid arbaca 27 november  9:00pm kulanka 7aad atalanta iyo real madrid talaado 10 december 9:00pm kulanka 8aad realmadrid iyo salzburg arbaca22 janaayo 9:00pm kulanka9aad  brest iyo real madrid arbaca 29 janaayo 9:00 galabnimo









 

UEFA SUPER CUP real madrid iyo2-0atalanta  realmadrid 1-1 mallorca realmadrid 3 - 0 real valladolid  las palmas 1-1 real madrid  4koox ayaa lasoo ciyaareen ma aysan soo bandhigin ciyaar wanagsan sababtoo ah real madrid ciyaartooy fiican bay haysataa vini jr iyo kilyan mbappe halgarab bay isla dhelaan waxa lagu wareersan yahy sida ay u dheeli lahaayeen klyian mbappe 9 kama dheeli karo waayo nin kaan waxaa ku baranay kubad lasoo jiido urad dheer masaafa dheer oo lagudbo lkn haatan uma jeedno mbappe aan naqiinay oo oradka badnaa mideeda kalle seddaxda hore taagan xaasid bay isku yihiin kiiba kankalle marabo inuu caawiyo baas ma lahan  hadii aysan ansaloti wax kabadelin aad bay u liidataa real madrid rodriygo xanaaq ayuu bilaabay asiga xitaa msher yaro   

    WEERARKA REALMADRID waa ay jiifaan 
vinicius junior waxaa laga rabaa maadama uu garab yahay kubadda inuu keeno  uu baaso lkn anigaa keensanaayo anigaana dhalinaayo wax soconaayo ma ahan 

kylian mbappe waxaa lagarabaa oo waajib ku ah ofinuu iska ilaaliyo maadaama uu afka hore taagan ahy  si markasta kubada loo siiyo 

arda guler waxaa laga rabaa yerkaan kubada inuu raadsado si uu fursad u helo kylian mbappe 

rodrygo wuu xanaaq badan yahay horaan uma xanaaqi jirin lkn intuu imaaaday mbappe ayaa lagu arkay 

wll sidee u aragtaaa waxaa soo gudbiyo aragtidaada waa ii muhiim commentiga iigu reeb arag tidaada

Comments

Post a Comment