interest chanpions league 2024
wararka waxaa ugu waa weyn ciyaaraha chanpions league cisbuuca labada koox lala yaaban yahay wa
man citiy iyo arcenal waxaa la leeyahay labadii koox ee ugu atkaa ayaa waxaa laga dhigay wax fudeed ah
man city oo gurigeeda ku garaaci rabtay inter milan ciyaar adag ayaa dhaxmartay labadaan koox balsee gool waa la iska dhalin waayay weerar iyo werar celis bay ahayd
ciyaaran cusub ee horyaalka sanadkaan wuu dheer yahay waxaa la ciyaarayaa sideed ciyaarood afar waa gurigooda afana waa away sidaas darteed labadaan koox hood haatan waxaa udhiman 7 todoba kulan dadka falanqeeya ciyaarah waxay lee yihiin walle sanadkaan horyaalka wax kalle waaye waji cusub ayaan ugu jeednaa koohaha ingiriiska ayaaba bilow xun kubilaabay waa arcenal iyo man city
waxaa mardhow la soo gabagabeen donaa dacwadii ama kiiskii man city oo lafuray isniintii lasoo dhaafay ugu yaraan waxaa lasoo gabagabeen donaa labada kun labatan ishanta bisha seddax haad ama afarad waxay wararku shegayaan hadii lagu hello kiiska in lagasaari doono horyaalka
aan usoo laabanno chanpions league arcenal oo halay sixun ku fakatay xitaa laga badin gaaray rigoora lagu halay balse gool haaya raya ayaa ku badbaadeen ninkaan caadi ma ahan wuu qabtay hadana waa lagu celiyay markalle wuu badbaadiyay halay meel weyn buu ugu soobaxay kaxdiisa xitaa ciyaartoydii oo dhan baa la yaabay waa nin shaqo diyaar u ah laakiin arsenalta premier league dheesho werarka badan baahida badan goolasha iska fardhiya laga cabsado halay waxaa latusay champions league inuusan ahayn sida premier league camal waxaa latusay abood iyo mizaan culus bukayo saka oo garab fiican ah oo aan laqaban karin ayaa halay waxaa la leeyahay laba shuud oo kaliya ayuu tuuray
David raya ayaa halay cimaamada lagu tuuray xitaa macalinka arsenal habeen kaas kahadlay waxa uu yiri raya halay waxaa uu sameyay laba seef oo aan caadi ahayn waana run ninkaan arsenal waxaa uu yahay hubka qarsoon kuwa falanqeeya ciyaaraha waxaa ay dhahayn arsenal waxay haysataa seddax ciyaar yahaan oo shub ah mid waa raya gabriel iyo saliba
dhinaca kalle barcelona oo halay laga badiyay cunukii yeraa oo gool dhalintiisa sii wata lamine yamal waa lacib barcelona usoo baxay dhalintiisa laga yaaban yahay gool magafe buu noqoday lionel messi waxaa uu dhahay ninkaan wuu kuguulaysan karaa ballan Dior sadoo kalle cristiano ronaldo ayaa sheegay inuu kuguulaysan karo yamal ballan dior hadii uu siiwado dadaalkiisa yamal waa lacib yar 17jir ah udhashay ESP
AKHRISTE sidee u aragtaa qormadeena fikirkaa waynoo muhiim nagula wadaag qiibta commentiga
Comments
Post a Comment