today program we are talking about artist omar barbar
al fanaan omaar bar bar maxaad kala socotaa xaladiisa maxaa se ku dhacay
fanka waxaa uu kusoo biiray fanka 2018 waxaa uu qaday hees lagu magacaawo barbar run ahaanti way u qaraxdey heestaas challench badan baa laga soo sameyey heestan daawa shadeda ama views keeda waa 13mlilion 6 yr ago heestan ereyada waxaa iskalleh abwaan mowliid curjin laxankeda abdullahi boqol codkii oomaar bar bar
1 marka hore aan ku bilaabo omaar bar bar waa fanaan somaliyeed waxaa ku hesaa af ka somalia waa fanaan aad lo jecel yahay fankiisa aad loo dhageysto hees sahiisa waa shaqsi af gaaban o inta badan ku mashquulin arimaha dadka kalle qabiil laguma baran uma heeso qabiil ee waxaa uu uhesaa somali weyn waa fanaan buuxo cod ilaahay siiyey fanaan bes ah ma ahan nin kaan waa abwaan sameya ereyo top ah
maal mahii udembeyey intuusan baxin kahor waxaa uu kamid ahaa dhalin yerada ugu saameenta badan tiktok live aad baa looga xirnaa live kiisa dadka aad bay u jeclaaayen waa lasoo buuxinaayey live kiisa qaab gilinkiisa iyo hadalada macaan oo murtida lleh o uu ku hadlo fanaan kaan xiriir dhab ah oo gabar laleyahay ma jirto oo lawada og yahay dadka caanka ah in tabadan xiriir kooda waa la ogadaa nin kaan laguma arag xiriir jaceyl oo dhabfanaankan omaar barbar waxaa ku nolaa canada bas boor kiisa uyahay canada sida lashegay 20bisha jully ayuu aaday norway si uu haflad uqabto lkn ma uusan qaban arimo jiro aaw geed
intaas kadib live buu soogalay asigoo murugo waji giisa ka muuqato ama cabsi farabadan laga dareemayo live kiisa siyaabo farabadan baa loo fasirtay qaar waxay dhahayan wuu cabsan yahay qaarna ay lee yihiin shayadinta iliminate ayuu ku biiray af kiisa waxaa laga maqlay asigoo dhahaayo dj subeer tree angal koow i badbaadiya war ibad baadiya ku qaylinaayey maalin barkeeda ayuu saas ahaa waxaa kalo uu dhahaayey waxba iima qaban kartaan xitaa dowlad ima caawin karto
xaalada fanaan kaan aad bay xuntahay xitaa bas boorkisa waa laga jex jeexay o masafri karo balse hada waxay gaar tay dadka caanka ah oo u dhashay dalka canada waxaa la rajeyneyaa inay gaarto masuu linta canada saxibbyaal haatan intaas ayaan ka ognahy arinta fanaan ka dib waxii aan kamaqalno wan idinla wadagayaa lasoco qiibta kalle
Allah caafiyo
ReplyDeleteAllow caafi
ReplyDeleteCaafiya
ReplyDelete