Real madrid debut in the champions league 2024-25
real madrid ayaa kulankii ugu horeysay ee champions league 2024-25 garoonka santiago bernabeu ku wajahaysa stuttgart kooxda haysata horyaalka ayaa bilaabaysa difaacashada horyaalka tilaabada 17aaad semtember saacada 9:00pm iyagoo wajahaya koox aysan waligood la kulmin tartamada yurub sidoo kalle majiraan wax horudhac ah oo ay madridistas ku wajahayaan lille iyo brest [marti]ama salzburg kuwaas oo booqan doona bernabeu maalinta 7aad si loo dhimaystiro wajiga koowaad tartanka kooxda anceloti ayaa wajihi doona dad ay hore isku yiqiineen borussia dartmund kooxaha ka soo horjeeda finalka decimoquinta liverpool kooxaha ka soo horjeeda finalka decimocuarta iyo decimotercera milan oo ku guulaysatay todobo koob oo yurub ah iyo atalanta oo eey wajaheen 14kii agoosto finalka super cup-ka yurub
UEFA SUPER CUP real madrid iyo2-0atalanta realmadrid 1-1 mallorca realmadrid 3 - 0 real valladolid las palmas 1-1 real madrid 4koox ayaa lasoo ciyaareen ma aysan soo bandhigin ciyaar wanagsan sababtoo ah real madrid ciyaartooy fiican bay haysataa vini jr iyo kilyan mbappe halgarab bay isla dhelaan waxa lagu wareersan yahy sida ay u dheeli lahaayeen klyian mbappe 9 kama dheeli karo waayo nin kaan waxaa ku baranay kubad lasoo jiido urad dheer masaafa dheer oo lagudbo lkn haatan uma jeedno mbappe aan naqiinay oo oradka badnaa mideeda kalle seddaxda hore taagan xaasid bay isku yihiin kiiba kankalle marabo inuu caawiyo baas ma lahan hadii aysan ansaloti wax kabadelin aad bay u liidataa real madrid rodriygo xanaaq ayuu bilaabay asiga xitaa msher yaro
WEERARKA REALMADRID waa ay jiifaan
vinicius junior waxaa laga rabaa maadama uu garab yahay kubadda inuu keeno uu baaso lkn anigaa keensanaayo anigaana dhalinaayo wax soconaayo ma ahan
kylian mbappe waxaa lagarabaa oo waajib ku ah ofinuu iska ilaaliyo maadaama uu afka hore taagan ahy si markasta kubada loo siiyo
arda guler waxaa laga rabaa yerkaan kubada inuu raadsado si uu fursad u helo kylian mbappe
rodrygo wuu xanaaq badan yahay horaan uma xanaaqi jirin lkn intuu imaaaday mbappe ayaa lagu arkay
wll sidee u aragtaaa waxaa soo gudbiyo aragtidaada waa ii muhiim commentiga iigu reeb arag tidaada