BALLON DI,OR 2024 rodri the best players in the world football
ballon di,or waxaa ku guulaystay rodri habeen kaan oo taarikhdu ay tahay 10/2024 kubada dahabka nah waxaa la gadoonsiiyayb xidiga reer spain haatan katirsan naadiga man city waa rodri hambalyo wuu u qalmay inuu ku guulaysto waaa dhaxda ugu fiican haatan kubada cagta ciyaaryahankan rodri waa nin akhlaaq leh kubad fiican dheela kooxdiisa daacad u ah wan aragnay qarankiisa spain siduu ugu dheelo waa nin dhaxda buuxin kara nin kaaan waxaa isku qaban karaa misana uu aboodaa in difacyada uu caayo werarkana uu caawiyo kubad fiican uu gaarsiiyo boob ciyaartoyga la boobo lala qiibsado baas kasta oo loo dhigo misa ay baastaan kooxda kasoo horjeeda markasta inuu dhaxda u galo u diido labo ku badood inay isku dhufsadaan badana waxaa uu ka ilaaliyaa kooxda kasoo horjeeda fursado innay abuu raan bareeshar ayuu saraa si ay u qalqalaan kubadana uga lunto rodri waa nin madaala ah waa nin lagu teshto wakhta haadirkaan ciyaaryahan u dhigma ama sidiisa camal looga kalsoonaan karo aysan jirin markasta waa rodri waa nambar 6 lixda ugu fiican
rodri ayaa noqday ciyaartoygii kow aad ee spanishka mida lagajoogo 1960kii oo ugu dambeeyay xidigii hore ee reer spain luis suares rodri ayaa noqday xidigii kow aad ee qaada ballon di,or asigoo u dheela nadiga man city rodri ayaa noqday xidigii kow aad muda lagajoogo 2008 english premier league ciyaartoy ka dheela oo uu qaada ballon di,or ama kubada dahabka ah rodri ballon diorkaan uu qaaday ayaa hadal heen aad ubadan kadhalatay taas oo qof welbo is waydiinayaa ma mutaystay ninkaan waa la ogyahay in uu kusoo guulaysaty kaabab badan laakiin waa laga mudnaa waxaa 100kiiba boqol la aamin sanaa inuu ku guulaysan doono vini jr halka labaad uu soogali lahaa rodri
xili naadiga realmadrid ay isku diyaarinayeen inay usafraan magalada paris ayaa mar qura ay kawar heleen in rodri looyeeray asigoon u qorsheesneen inuu u safro magalada paris madama uu dhawacnaa balsee markii faranca football lasoo xariirtay oo ay ku tiri adigaa ku guuleysay kaali ayuu dabadeetana uu baxay rodri realmadridna ay ogaatay in lasiindoono rodri ayay kansaleen safarkooda maamulkooda walaa ciyaartoy shaqaale hal qof oo kasocda ma uusan imaan hafladaan ballon diorka oo kadhacday magalada paris 2024
hadaba ballon dior sida caadiga ah 2007dii wixii ka horeeyay ciyaar toyda yurubyanka inta badan iyaga ayaa lasiin jiray markii la tartamayaan ciyaartoy laatiin american ah tan macal way dhacday ciyaartoy la aamin sanaa inay kuguuleysan karaan hadana aysan ku guuleysan kubada dahabka ah sida 1994kii oo kalle romania uu qaaday world cup sadoo kalle gool dhalinta aduunka ayaa lasiiyay wadan kalle 1996 waxaa la aamin sanaa R9 oo kubad fiican soo bandhigay oo caalamka oo dhan ka yaabay oo ay aheed markii u horeeyay o yurub kadheelo balsee la siin ballon diorka markii hore ciyaartoyda waxay ku dagaalami jireen fifa best player lakiin 2007dii waxii kambeeyay ayaa kamagac weenatay ballon dior kuna guuleystay ciyaaryahanka reer brazil lagu magacaawo kaka intii dambana u badnayeen misse iyo ronaldo halka kan ugu badan uu yahay misse ballon dior
Comments
Post a Comment