Type Here to Get Search Results !

Breaking Posts

6/trending/recent

Featured Section

featured/recent

liverpool coach is a good coach aran slot 2024

 kooxda liverpool oo hagagaan laga yaaban yahay qaab ciyaareed kooda sida isuga duuban yihiin isku raac san yihiin qof kasta ayaa ka yaaban kooxda liverpool kooxdan macalin cusub ayaa u imaaday waa aran slot dee qof kasto oo ciyaaraha wax ka yaqaano waxaa u maleynaayay inay kawareeri doonto labo kubadood isku dhufsan waayaan maadaama katagay macalin kooda ay jeclaayeen waa klop bee hagaangan kii ka horeeyay waa tii kooxda oo sifiican u socota premiar league iyadoo kaalinta kow aad ku jirto ayaa macalin sheegay inuu bixi doono kooxdii oo dhan halmar ayay dantay guul daro joogto ah isku raacday waliba iyadaa aheed kooxda ugu cadcad oo kuguuleysan karta horyaalka qaadi kartay kaabka niyad jab ayaa kudhacay sidaas ayay ku wayday kaabka man city oo markaas ku jirtay kaalinta 3sedaxaad arsenal ay ku jirtay kaalinta labaad markii ay kuftay liverpool arsenal na way guul dareysatay waxaa meshaas fursad ugu soobaxady kooxda man city wayna ka fa ideysatay sidaas ayay ku qaaday man city kabka aan ka gudubno haatan   hogaanka horyaalka engiriiska iyo champions league hogaankiisa haatan waa liverpool 

macalin aran slot waa macalinka cusub ee liverpool oo hindaha caalamka ay hayeen kuna cusbaa horyaalka primear league haatan laga yaa banyahay bandhigiisa qaabciyaareedka uu la imaaday dadbadan ay sugaayeen misana u maleynaayeen inuu ku fashilmidoonno kooxdaan laakiin muxuu sameyay wax macalimiinta liverpool soo wada martay wax aysan sameyn ayuu sameyay 7 todoba ciyaarood oo xiriir ah ayuu badiyay haatan lajoogo 10 toban kabadan ayuu dheelay halmar ayaa laga badiyay halna bareejo marka macalinkaan waa laga wada foqay mucaaradkii sugaayay fashilkiisa way guul dareysteen asigana guushiisa ayuu wataa anigana waxaan leeyahay horey usoco 

kooxda liverpool iyo isbadelkeeda run ahaanti kooxdan horey ayay udhisneed waxay aheed koox derbi ah 

werarbadan gool aan laga celinkarin hadii gool lagu leeeyahay xitaa ma niyad jabaan werarka ayay xodan ka yihiin 

aran slot kooxda markuu imaaday ciyaartoy looma soo gadin ninkaan sbitaaleyga ah oo boosna kahaysan  liverpool waa federico chiesa sidaas aytahana waxay latartantaa kooxa wada laacibin lookeenay sida chelsea iyo man united  kooxdan waa koox dhisan slot waxaa uu dhahay mar lawaydiiyay wareaysi laga qaadaayay sloodow maxaa sooqadan arbtaa ciyaartoy sida number 6 sigs iyo dhaxda waxaa uu ku jawaabay haatan wax aan soowadno malahan wana arkeynaa maamulkeena waxay noo keenaan hadii nookeeni weyaanna waacaadi oo ula jeedo waxaan haysanaa koox fiican oo dhisan wana ku kalsoonahay waxaa uu yiri macalin klop ayaa dhaxal fiican iga tagay asoo ula jeedo kooxdhisan ayuu igu wareejiyay waana run anagaa uwada jeedno laakiin waxbadan ayuu kabadalay slot kooxada sida nambar lix asigoo ubahan hadana wuu kamaarmay wuu ismaareyay difaaca sanadkii horre iskuma toosneen laakiin haatan waa is hastaaan difaaca wuu dhisay macalinka 


BALLON DI,OR 2024 rodri the best players in the world football

 ballon di,or  waxaa ku guulaystay rodri habeen kaan oo taarikhdu ay tahay 10/2024  kubada dahabka nah  waxaa la gadoonsiiyayb xidiga reer spain haatan katirsan naadiga man city waa rodri hambalyo wuu u qalmay inuu ku guulaysto waaa dhaxda ugu fiican haatan kubada cagta ciyaaryahankan rodri waa nin akhlaaq leh kubad fiican dheela kooxdiisa daacad u ah wan aragnay qarankiisa spain siduu ugu dheelo waa nin dhaxda buuxin kara nin kaaan waxaa isku qaban karaa misana uu aboodaa in difacyada uu caayo werarkana uu caawiyo kubad fiican uu gaarsiiyo boob  ciyaartoyga la boobo lala qiibsado baas kasta oo loo dhigo misa ay baastaan kooxda kasoo horjeeda markasta inuu dhaxda u galo u diido labo ku badood inay isku dhufsadaan badana waxaa uu ka ilaaliyaa kooxda kasoo horjeeda fursado innay abuu raan bareeshar ayuu saraa si ay u qalqalaan kubadana uga lunto rodri waa nin madaala ah waa nin lagu teshto wakhta haadirkaan ciyaaryahan u dhigma ama sidiisa camal looga kalsoonaan karo aysan jirin markasta waa rodri waa nambar 6 lixda ugu fiican 












rodri ayaa noqday ciyaartoygii kow aad ee spanishka mida lagajoogo 1960kii oo ugu dambeeyay xidigii hore ee reer spain  luis suares rodri ayaa noqday xidigii kow aad  ee qaada ballon di,or asigoo u dheela  nadiga man city rodri ayaa noqday  xidigii kow aad muda lagajoogo 2008 english premier league ciyaartoy ka dheela oo uu qaada ballon di,or ama kubada dahabka ah rodri ballon diorkaan uu qaaday ayaa hadal heen aad ubadan kadhalatay taas oo qof welbo is waydiinayaa ma mutaystay ninkaan waa la ogyahay in uu kusoo guulaysaty kaabab badan laakiin waa laga mudnaa waxaa 100kiiba boqol la aamin sanaa inuu ku guulaysan doono vini jr halka labaad uu soogali lahaa rodri

xili naadiga realmadrid ay isku diyaarinayeen inay usafraan magalada paris ayaa mar qura ay kawar heleen in rodri looyeeray asigoon u qorsheesneen inuu u safro magalada paris  madama uu dhawacnaa balsee markii faranca football lasoo xariirtay oo ay ku tiri adigaa ku guuleysay kaali ayuu dabadeetana uu baxay rodri realmadridna ay ogaatay in lasiindoono rodri ayay kansaleen safarkooda maamulkooda walaa ciyaartoy shaqaale hal qof oo kasocda ma uusan imaan hafladaan ballon diorka oo kadhacday magalada paris 2024

hadaba ballon dior sida caadiga ah  2007dii wixii ka horeeyay ciyaar toyda  yurubyanka inta badan iyaga ayaa lasiin jiray markii la tartamayaan ciyaartoy laatiin american ah tan macal way dhacday ciyaartoy la aamin sanaa inay kuguuleysan karaan hadana aysan ku guuleysan kubada dahabka ah sida 1994kii oo kalle romania uu qaaday world cup sadoo kalle gool dhalinta aduunka ayaa lasiiyay  wadan kalle 1996 waxaa la aamin sanaa R9 oo kubad fiican soo bandhigay oo caalamka oo dhan ka yaabay oo ay aheed markii u horeeyay o yurub kadheelo balsee la siin ballon diorka markii hore ciyaartoyda waxay ku dagaalami jireen fifa best player lakiin 2007dii waxii kambeeyay ayaa kamagac weenatay  ballon dior kuna guuleystay ciyaaryahanka reer brazil lagu magacaawo kaka intii dambana u badnayeen misse iyo ronaldo halka kan ugu badan uu yahay misse ballon dior 






realmadrid 5 and 2 dortmond score

 real madrid boqorada champions league ayaan kahadleynaa manta kubada cakta ma ahan colaad ee waa is dhaxgal marmar waa laga yaabaa in la is ku leysto la isku dhaga hadlo anigaa kaa fican meya anaa kaa fiican banooniga waxaa uu leeyahay bar cad iyo bar madow macanaheygu ama waxaan ula jeedaa mar waad guuleysaneysaa marna waa lagaa guuleysanaa markasta waxaa larabaaa guul iyo guul daraba waa inaad qadataa waxaa horay loo dhahay guul labo nin kama wada qosliso sababtoo ah mid wuu guuleystay midna wuu guul daraystay kan guu leestay wuu qoslayaa wuu dabaal dagayaa wuuu farxayaa kooxda oo dhan ayaa farxayso habeenkaas waxay u tahay habeen weyn halka kuwa laga guuleystay ay mur gayaan madaxooda hoos ay aadinayaan qaarkood ay ilmeynayaan habeenkaas hurdo uma taalo waxay u arkayaan habeen kii madobaaa wax yer aan dul istaagno realmadrid iyo guulaheeda 

dadka falanqeeya ciyaaraha qof ka mid ayaa yari hadii aad ku cusub tahay daawasha ciyaaraha ku soo dhawowo kadib waxaa uu yiri waxaan ku niinayaa labo talo mida koowaad waxaa weeye riyaal madrid marki ay dheeleyso hadabaal dagin ilaa ay ciyaartu garsooraha uu dhameeyo madrid haku dabaal dakin xitaa hadii lagu leeyahay goolal telada labaad waxaa weeye ha ilaabin teladii hore aan ku siiyay ciyaar u dhaheyso realmadrid  iyo dortmund  ciyaar lagu kala abood badnaa aanu daawanay  ciyaartaan ciyaar u eg ayaa soo dawanay sidaan camal labo gool ayaa la hormartay waa kooxda liverpool iyo realmadrid caawa mid lamid ah ah aanu daawanay realmadrid 5 - 2 dortmond waxaa gool la hormaray dortmond waxaa ukala dhaliyay labo ciyaartoy oo kala ah malen daqiiqadii 30 aad dhaliyay goosha kowaad labaadna dhali


yay gittens daqiiqadii 34 aad laakiin maxaa karaaci doona halmar ayay is badashay ciyaarta 

haafkii hore ee ciyaarta labo gool iyo ebar ayaa lagu kala maray daqiiqadii 60 aad waxaa  goosha kow aad dhaliyay difaaca  wilka reer germany antonio rudiger  goosha labaad sedaxaad afaraad ba waxaa dhaliyay willka reer brazil vinicius junior  wilka wakhtigiisa ku jiro dhawaan la filaayo inuu ku guulaysan doono  ballon di,or goosha shanaad dhaliyay willka reer  spain kadheelo RB ama difaaca 

realmadrid mahan markii u hyoraysay ee saan sameyso waa markii labaad liverpool 2-5 realmadrid  liverpool ayaa la hormartay goolasha mohamad salah iyo nuunays ayaa ukala dhaliyay goolasha  dadka ka hadla ciyaaraha waxay lee yihiin real madrid hakaga horeynina gool ciyaarta intay socoto daaya gool haka dhalinina ilaaa dhamadka laga gaaro ballse realmadrid hakacsanina  ciyaar kastowaxbaa laga calamadeyaa ciyaartan u dhaxaysey realmadrid iyo dortmond waxaa hindhaha caalamka qabanayeen vivi jr bandhigiisa qabciyaaredkiisa  habeenkan u ekaa habenkii liverpool hidiga u ekaa hidikii waa CR7 RONALLDO waxaa dad xasuusiyay 2008 ciyaar ronalldo dhelayay warriyaha tabinayay ciyaarta intuu ka yaabay kon tarool kubada uu kon tarooley ayuu yiri waa issam shawalli caawa hala siiyo ayuu dhahayaa ballon di,orka  waxaan uu sameyneyo uma dul qaadan kareynee isla noocii ayuu samenayay vini jr habeenkaas 7aadka ka dhiman in lala sugo waa qalad halka caawa laga siiyay man of thamach waxay aheed in farta laga saaro ballon di,orka waliba hadii lasiin waayo sanadkan ballon diorka sidaan ayay ku fashilintay 

interest chanpions league 2024

 wararka waxaa ugu waa weyn ciyaaraha chanpions league cisbuuca labada koox lala yaaban yahay wa

man citiy iyo arcenal waxaa la leeyahay labadii koox ee ugu atkaa ayaa waxaa laga dhigay wax fudeed ah







man city oo gurigeeda ku garaaci rabtay inter milan ciyaar adag ayaa dhaxmartay labadaan koox balsee gool waa la iska dhalin waayay weerar iyo werar celis bay ahayd 

ciyaaran cusub ee horyaalka sanadkaan wuu dheer yahay waxaa la ciyaarayaa sideed ciyaarood afar waa gurigooda afana waa away sidaas darteed labadaan koox hood haatan waxaa udhiman 7 todoba kulan dadka falanqeeya ciyaarah waxay lee yihiin walle sanadkaan horyaalka wax kalle waaye waji cusub ayaan ugu jeednaa koohaha ingiriiska ayaaba bilow xun kubilaabay waa arcenal iyo man city

waxaa mardhow la soo gabagabeen donaa dacwadii ama kiiskii man city oo lafuray isniintii lasoo dhaafay  ugu yaraan waxaa lasoo gabagabeen donaa labada kun labatan ishanta bisha seddax haad ama afarad  waxay wararku shegayaan hadii lagu hello kiiska in lagasaari doono horyaalka 

aan usoo laabanno chanpions league arcenal oo halay sixun ku fakatay xitaa laga badin gaaray rigoora lagu halay balse gool haaya raya ayaa ku badbaadeen ninkaan caadi ma ahan wuu qabtay hadana waa lagu celiyay markalle wuu badbaadiyay halay meel weyn buu ugu soobaxay kaxdiisa xitaa ciyaartoydii oo dhan baa la yaabay waa nin shaqo diyaar u ah laakiin arsenalta premier league dheesho werarka badan baahida badan goolasha iska fardhiya laga cabsado halay waxaa latusay champions league inuusan ahayn sida premier league camal waxaa latusay abood iyo mizaan culus  bukayo saka oo garab fiican ah oo aan laqaban karin ayaa halay waxaa la leeyahay laba shuud oo kaliya ayuu tuuray

David raya ayaa halay cimaamada lagu tuuray xitaa macalinka arsenal habeen kaas kahadlay waxa uu yiri raya halay waxaa uu sameyay laba seef oo aan caadi ahayn waana run ninkaan arsenal waxaa uu yahay hubka qarsoon kuwa falanqeeya ciyaaraha waxaa ay dhahayn  arsenal waxay haysataa seddax ciyaar yahaan oo shub ah mid waa raya  gabriel iyo saliba

dhinaca kalle barcelona oo halay laga badiyay cunukii yeraa oo gool dhalintiisa sii wata lamine yamal waa lacib barcelona usoo baxay dhalintiisa laga yaaban yahay gool magafe buu noqoday lionel messi waxaa uu dhahay ninkaan wuu kuguulaysan karaa ballan Dior sadoo kalle cristiano ronaldo ayaa sheegay inuu kuguulaysan karo yamal ballan dior hadii uu siiwado dadaalkiisa yamal waa lacib yar 17jir ah udhashay ESP 

AKHRISTE sidee u aragtaa qormadeena fikirkaa waynoo muhiim nagula wadaag qiibta commentiga

THE First chanpions league in 2024 in september

 caawa wacaa laciyaaray chanpions league kooha badan baa caawa bashalay  ku furtay bilow wanagsan  aan ku hor marno kooxda liverpool iyo ACmilan run ahaanti waa ciyaar weyn oo lawada sugaayay labadaan koohood xifaaltan baaa ka dhaxeysa aboodooda isku mid bey ahaan jirtay waxaa ay ciyaari jireen werar iyo werar celis lakiin haatan waa laka abood badan yahay oo waxaa abood badan kooxda liverpool  caawa gool baa lagu bilaabay kooxda liverpool ciyaarta bilow geeda saddeax daqiiqo hal goall laga dhaliyay waxaa ka dhaliyay ciyaar yahan lagu magacaabo pulisic  ballsee waa lagadiiday in ciyaarta sii hogaamiyaan werar baa nafta looga qaaday dad waa weyn ayaa garoonka joogay  oo usoo ciyaari jiray ACMILAN habeen kaan liverpool ayaa guul weyn ka gaartay kooxda ac milan

arne slot bilow chanpions league

habeen kaan garoonka dad waa weyn baa  joogay sida kaka ibrahim movic waxay daawa wa naheen ciyaarta ciyaar weyn bay aheed runtii lawada sugaayay marbaa laga yaab saday arne slot iyo kooxdiisa durbaba laga dhaliyay gool pulisic baa kadhaliya gool lakiin wiilka u dhashay france ee ka ciyaara difaaca cb liverpool ayaa goosha barejada keenay mari ayku jibiheen meel u dhaxeysa koornada iyo goosha  gakpo wiilka darbada dheer ee arnold kubad soo saaray ayaa la helay konate kadib shabaqa soo taabatay  waa gooshii barejada  daqiiqaii 23 ee ciyaarta goosha labaad koornada soo qaaday wiilka booskiisa uu yahay LB tsimikas ayaa madaxa qurux badan kadhaliyay kabtanka liverpool ee Virgil van dijk daqiiqadii 41 ee ciyaarta  














qiibtii hore ee ciyaarta saas ayay kusoo dhamatay nasashada kadib daqiiqadii 67aad ee ciyaarta waxaa ku bad fiican uu soo dhax dhigay laa cibka lagu magacaabo Gakpo kuna sii taabtay szoboszlai gooshii saddex aad  liverpool 3- 1 AC milan  waxaa guusha raacday liverpool  Willka reer Egypt  ayaa habeenkaas gool nasiib u yeelan waayay marar badanna biraha garaacay dadaal uma yareen ballse goosha ayaa diiday ciyaar toyga ugu fiican ee karoonka asigaa la siiyay waa mohamad salah 








waxaa baddel kusoo galay habeenkaas nuunes daqiiqadii 68 aad soogalay garoonka badalka jota  luis diaz 68 aad ciyaarta soogalay garoonka gakpo kabaxay garoonka gomez daqiiqadii 79 aad soogalay garoonka arnold kabaxay garoonka endo soogalay iyo ciyaar yahanka cusub  federico chiesa  90 garoonka soogalay mo salah kabaxay garoonka  chiesa ayaa ciyaar tiisii u horeysay uu u ciyaaro liverpool alisson waxaa uu yiri chiesa taba barka ayaan ku aragnay aad buu u fiican yahay waa laacib buu dhahay







 

Virgil van dijk caawa waxaa uu dhaliyey goo shisii saddex aad ee champions league wayahiisa 50 ciyaarood uu ciyaaray waana gooshii ugu horeyay arne slot intuu imaaday 

akhriste sidee u aragtaa qormadaan aan qoray maxase kabadalaa commentiga igu reeba aragtadiina

AFTER THREE SUCCESSIVE WINS TO START THE NEW PREMIER LEAGUE SEASON THE REDS FELL TO A LOSS AT ANFIELD

 KADIB seddex guul oo xiriir ah oo lagu bilaabay  xilli ciyaareedka cusub ee premier league  reds ayaa guul daro kala kulantay anfield iyadoo callub hudson odoi uu qiibtii labaad ee ciyaarta dhaliyey goolka guusha ee forest  sidaasna looga at kaaday liverpool waliba iyadoo joogto gurigeeda anfield  kooxda liverpool baalintii sabtiga ciyaar fiican ma aysan soo bandhigin guuldaradaan hatan soo gaartay waa ay uqalmeen ma aheen koox guul keeni karto hadii aan ku qiimeyno ciyaarteeda waxaa ay ciyaareen kubad aan natiija laheen xitaa basas kooda masaxsaneen kooxda dhaxdeeda isma fahansaneen mar hadii isfahan daro ay jirto guul lama gaari karo ru ahaanti sida ay ku socotay iyo sida haatan wax u dhaceen iskuma dhowa  waxaan ogaan jirnay kooxdaan oo gurigeeda abood ku leh laga wada baqo laakiin forest waxaa ay kadhigtay meel la aadi karo waliba lagu soo badinkaro inay tahay slot waa guul daradii ugu horaysay ee premier league  waliba asigoo gurugiisa joogo kooxda hagaa cusub iyo macalin cusub nasiib wacan laakiin waa koox weyn liverpool 







waxaan filayaa in waxaa kaliya  ee aan saamayn ku yeelanay ay aheed  kubbad haynta  sababtoo ah waxay ciyaarayeen kubbado dhaadheer marka hadii aad markaas dib usoo celiso kubbada waxaad u baahan tahay inaad dhaafto 11 ciyaartoy kubbad haysasho badan ayaanu haysanay  laakiin kaliya waaxaa aanu samaynay seddex ama afar fursadood oo aad u fiican sidaa darteed kuma fillan haddii aad haysato kubado badan  haddii aad wax badan u ciyaarto qaybtooda waxaan u baahanahay inaan wax badan kasii ficnaano kubada marar badan ayaanu ku luminay xaalado fudud taasi waa waxaan u maleynayaa sheekada ugu wayn ee ciyaarta kubad haysashada iyo kubada aan loo badaleynin gool saas waxaa dhahay aran slot 
















mideeda kalle mohamad salah kubad fiican ma uusan soo bandhigin waana iska caadi mararka qaar ciyaar yahanka waa ay kajiifan kartaa looma qabankaro inta uuqabto ayaa kabadan difaaca liverpool xitaa habeen kaas ma aysan atkeen slot wax badan ayaa kadhiman sidaan diyaar kuma ahan



 

ciyaarta kadib aran slot shirkiisa jaraa iid  ee daba socda ciyaarti forest iyo liverpool oo looga badiyay hal gool gurugiisa anfield slot wuxuu ku soo bandhigay go aan kiisa wixii khaldamay maalintaas iyo sida ay kooxdiisu uga jawaabi doonto ka hor kulanka champions league ee ACmilan habeenka talaadada round 1 17 bisha sebtember 2024 22:00 garoonka AC MILAN aran slot champions league waji fiican ma ugu furmi doonaa misa haatan kama hadleyno waa ciyaarta kadib iyo waxii aan hindhaheeena aan ku aragno 

akhriste sadee u aragtaa wararka ciyaarah aan soo gudbino fadlan nagala wadaag arigtidaada qiibta commentiga adigoo mahadsan

US RAPPER FATMAN SCOOP has died aged 53 after collapsing at his concert on Friday......

 Fatman scoop oo udhashay dalka maraynkanka  ayaa kugeeriyooday  isaga oo 53jir ah ka dib markii uu ku dhacay bandig faneed uu ku qabanayay  nin lagu magacaawo connecticut sida bbc-da u sheegay  wakiilkiisa  waxaa uu ku jiray kala badh  goobtii uu ku sugnaa park  center -ka ee magaalada hamden markii uu ku dul dhacay masraxa  duqa magaalada lauren gerrett ayaa qoraal  uu soo dhigay bartiisa  facebook ku sheegay in raabka  lagu qaaday isbitaal maxalli ah  oo loo qaaday ambalaas  laakiin hay addiisa ballanta ay siisay  bbc ku xaqiijisay dhimashadiisa  iyadoo sheegtay  in qofka NEW york u dhashay dhaxalka uu ku noolaan doono  iyada oo loomaraayo muusiggiisa  aan wakhtiga lahayn 





scoop wuxuu ahaa shakhsi laga jecel yahay adduunka muusiga kaas oo shaqadiisa ay jeclaayeen  taageereyaal aan tiro lahayn oo adduunka oo dhan ah afyeenka wakaalada  codkiisa astaanta u ah tamarta  faafa iyo  shaqsiyadiisa weyn ayaa calaamad  aan la tirtiri karin ku sameeyay warshadaha abaalmarinta baraha bulshada  qoyska scoop waxay sheegeen inuu ahaa nafta ifaysa  iftiinka masraha  iyo nolosha Fatman scoop kaliya ma aheen  ciyaaryahan  heer caalimi ah  wuxuu ahaa aabe walaal adeer iyo saxiib qoyskiisa ayaa yiri waxaa uu ahaa qosolka nolosheena il taagyeero joogto ah xoog iyo geesinimo aan kala go lahayn 


scoop oo magaciisa sharciga ah uu yahay isaac freeman ill ayaa lagu tiriyaa  inuu yahay shakhsi saameyn ku leh goobta hip hop ee magaalada new york 1990 meeyadii waxaa uu ka soo muuqday  heeso caan ah oo ay kamid yihiin  abaal marinta grammy ee ku guulaysatay xakameenta luminta  missy elliot iyo waa sidaan oo kalle by mariah carey scoop waxaa kalle oo uu caan ku yahay hurdadiisii ku dhufatay be aamin kaas oo markii hore la sii daayay 1099kii laakiin  waxaa uu helay guulo caalami ah 2003 isaga oo kasareeya jaantusyada ireland iyo uk  sanadkii labada kun iyo afartii2004 rapper-ka waxaa lagu soo bandhigay tahanayaasha tv -ga-uk chancers ee channel 4 kaas oo soo bandhigay fanaaniin hagaya hammiga fanaaniinta uk ee raadinaya inay guul ka gaaraan mareynkanka 






famaan scoop waxa kalle uu ka mid ahaa tartamayaasha celebrity  big brother 16 uk vs usa kaas oo lagu dajiyay uk oo lasii daayay 2015 waxaa uu ahaa gurikii saddexaad ee guriga lagasaaro








ninkaan shekadiisa waa ay dheertahy waxaan u sameynenaa part2 nala socda saxibiyaal